Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

The Las Anod Conflict and Geopolitical Uncertainties in the Horn of Africa

Garowe (PP Commentary ) — In February 2023, when the Foreign Minister of the Somaliland Administration, Essa Keyd, claimed that… Sii akhri

Posted on August 21, 2024September 30, 2024 by News Office

Puntland iyo Midowga Yurub oo ku ballamay Xoojinta Iskaashigooda dhinacyada Amniga iyo Horumarinta Mashaariicda

Posted on August 21, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland ayaa maanta Nairobi kulan kula yeeshay Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya. Madaxtooyada Puntland ayaa sheegtay in Madaxweyne… Sii akhri

Booliska Puntland oo sheegay in ay dib gacanta ugu dhigeen mid kamid ah maxaabiistii ka baxsaday xabsiga Gaalkacyo

Posted on August 21, 2024August 21, 2024 by News Office

Xukmane Shabaab Cabdirahman Awal Maxamed (Siigayste) oo kamid ahaa saddex maxbuus oo ka baxsaday xabsiga Caska ee magaalada Gaalkacyo ayaa… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo Waraaqaha Safiirnimo ka guddoomay Danjiraha cusub ee Shiinaha

Posted on August 21, 2024August 21, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay Xarunta Madaxtooyada, Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha… Sii akhri

Qaramada Midoobey oo beenisay in ay soo saartay digniin amni oo ku wajahan Muqdisho

Posted on August 21, 2024 by News Office

Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM ayaa been abuur ku tilmaamay in uu isagu soo saaray digniin ku… Sii akhri

Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland oo la wareegtay liiska xogta xubnaha ka soo baxay doorashadii saddexda degmo

Posted on August 21, 2024August 21, 2024 by News Office

Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa maanta Buugga liiska xogta guud ee xubnaha ku soo baxay Goleyaasha Degaanka Degmooyinka Garowe, Dangaroyo iyo… Sii akhri

Maxkamadda degmada Boosaaso oo xukun dil iyo xabsi ah ku ridday rag lagu helay dilkii marxuum Khaalid Cali Khaalid

Posted on August 21, 2024 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee degmada Boosaaso ayaa xukun ka soo saartay kiiska dilkii guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda Jaamacadda… Sii akhri

Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey oo ka wada-hadlay Caawinta dad ku dhow 7 milyan Soomaali ah

Posted on August 21, 2024August 21, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka ee SoDMA, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta kulan wax ku ool ah oo la xariira xaaladda… Sii akhri

War-Saxaafadeed: Dowladda Puntland iyo Beesha Caalamka oo Shir ballaaran ku yeeshay magaalada Nairobi

Posted on August 20, 2024 by News Office

Nairobi: 20 August 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Dowladda Puntland iyo Wakiillada Beesha Caalamka… Sii akhri

Shir ku saabsan Xoojinta Amniga Gobolka Mudug oo Maanta lagu qabtay Gaalkacyo

Posted on August 20, 2024 by News Office

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Puntland, mudane Maxamed Maxamuud Ciise ayaa Maanta Shir-guddoomiyay Shir ku saabsan Xoojinta Amniga Gobolka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close