Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Caabdiraxmaan Xirsi Faarax oo loo badinayo in uu ku soo baxo duqa cusub ee degmada Xarfo

Degmada Xarfo ee gobolka Mudug ayaa lagu wadaa in ay saaka oo Sabti ah ka qabsoonto doorashada duqa cusub ee… Sii akhri

Posted on August 24, 2024 by News Office

Maxkamadda sare ee Soomaaliya oo saaka u fadhida kiiska Sayid Cali Macallin Daa’uud

Posted on August 24, 2024August 24, 2024 by News Office

Sayid Cali Macallin Daa’uud oo ku eedaysan dilka xaaskiisii Luus Cabdicasiis ayaa maanta oo Sabti ka soo muuqday maxkamadda sare… Sii akhri

Hay’adda UNICEF oo ka hortimid xukunkii dilka ahaa ee Puntland ku fulisay dhalinyaro lagu helay falal argagixiso

Posted on August 23, 2024August 23, 2024 by News Office

Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan taageeridda Carruurta ee UNICEF ayaa ka hortimid dilkii afar dhalinyaro ah oo toddobaadkii hore ay… Sii akhri

Maamulka SSC-khaatumo oo si adag u cambaareeyay Safarka Madaxweynaha Somaliland ee Gobolka Sanaag

Posted on August 23, 2024August 23, 2024 by News Office

Maamulka SSC-khaatumo ayaa si adag u cambaareeyay safarkii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu ku tegey degaanno ka tirsan Gobolka Sanaag.… Sii akhri

Ciidamada Amniga Puntland oo hawlgal ciidan ka wada magaalada Gaalkacyo

Posted on August 23, 2024August 23, 2024 by News Office

Ciidamada Amniga Puntland ayaa toddobaadyadii u dambeeyay hawlgal ka wada magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Hawlgalka ayaa lagu sheegay… Sii akhri

Dowladda Imaaraatiga oo aqbashay Safiir Daalibaan u magacowday dalkaasi

Posted on August 23, 2024August 23, 2024 by News Office

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa waraaqaha aqqoonsiga ka aqbashay dublamaasi ay Taliban u magacowday in uu noqdo safiirka Afghanistan ee dalkaasi… Sii akhri

Ukraine oo weerarkii ugu weynaa ee Cirka ah ku qaaday dalka Ruushka

Posted on August 22, 2024 by News Office

Dowladda Ukraine ayaa ku weerartay caasimadda Ruushka ee Moscow ilaa 11 diyaaradood oo ah nuuca aanan duuliyaha laheyn, kuwaas oo… Sii akhri

Tim Walz oo xalay si rasmi ah u aqbalay musharraxnimada xisbigiisa ee madaxweyne ku xigeenka Maraykanka

Posted on August 22, 2024 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Minnesota Tim Walz ayaa xalay si rasmi ah u aqbalay magcaabista xisbigiisa ee jagada madaxweyne ku xigeenka Maraykanka.… Sii akhri

Madaxda Sirdoonka Kenya iyo Itoobiya oo ka wada-hadlay dhaq dhaqaaqyo ka soo cusboonaaday xadka labada dal

Posted on August 22, 2024 by News Office

Agaasimaha Hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka Kenya, Nuuradiin Maxamed Xaaji ayaa booqasho rasmi ah  ku tegey magaalada Addis Ababa ee xarunta… Sii akhri

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Xalay Soo Saaray Qaraar Ku Saabsan Canshuuraha Iyo Dakhliga dalka

Posted on August 22, 2024August 22, 2024 by News Office

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Xalay yeeshay kulan uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo saaray Qaraar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close