Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ukraine oo sheegtay in ay soo riday in ka badan 60 diyaaradood oo aan duuliye lahayn

Ukraine ayaa sheegtay in ay soo ridday laba gantaal iyo 60 diyaaradood oo aan duuliye lahayn kadib weerar habeenimo oo… Sii akhri

Posted on August 29, 2024 by News Office

Turkiga oo si rasmi ah u shaaciyay in uu xeebaha Soomaaliya u soo dirayo Markab sahamin doona Shidaalka iyo gaas-ka

Posted on August 29, 2024 by News Office

Dowladda Turkiga ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay Xeebaha Soomaaliya u soo dirayso Markab sahamin doona Shidaalka iyo… Sii akhri

Xuutiyiinta Yemen oo ogolaaday in maraakiib in gurmad loo fidiyo Markab ku gubanaya Badda Cas

Posted on August 29, 2024 by News Office

Hawlgalka Iran ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay, in kooxda Xuutiyiinta Yemen ay ogolaatay in doonyo iyo maraakiib gurmad ah ay… Sii akhri

Dowladda Ethiopia oo walaac xooggan ka muujisay dhaq dhaqaaqyada Masar ka waddo Soomaaliya

Posted on August 28, 2024 by News Office

Dowladda Ethiopia ayaa si adag uga hadashay xaaladda ammaanka ee gobolka Geeska Afrika, iyo weliba walaaca ay ka qabto xilliga… Sii akhri

Saraakiisha Booliska Puntland oo shir ka yeeshay Amniga magaalada Gaalkacyo

Posted on August 28, 2024 by News Office

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland sareeyo guuto Muumin Cabdi Shire ayaa shir gudoomiyey shirka saraakiisha booliska Gobolka Mudug oo looga hadlayey… Sii akhri

Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland oo joojisay tallaaba ay qaaday Shirkadda Biyaha Garoowe

Posted on August 28, 2024August 28, 2024 by News Office

Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ayaa shaacisay inay joojisay koror dhaqaale oo dhawaan si hoose shirkadda Biyaha Garoowe ee NUWACO ugu… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ku baaqday in si deg deg ah loo joojiyo colaadda ka aloosan degmada Ceerigaabo

Posted on August 28, 2024 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta baaq nabadeed ka soo saartay colaadda ka taagan magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag. Qoraal ka… Sii akhri

Dowladda Masar oo Soomaaliya soo gaarsiiday gargaarkii millateri ee ugu horreeyay

Posted on August 28, 2024August 28, 2024 by News Office

Dowladda Masar ayaa waxay Soomaaliya soo gaarsiisay gargaarkii millateri ee ugu horreeyey, in ka badan afartan sannadood. Baraha bulshada iyo… Sii akhri

Xiisad colaadeed oo saaka ka aloosan Ceerigaabo kadib dilal halkaasi ka dhacay

Posted on August 28, 2024August 28, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saaka halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee Marinka Gaza iyo Israa’iil oo sii wada duqeymaha

Posted on August 28, 2024August 28, 2024 by News Office

Falastiiniyiinta hadba dhinac ugu barakacayo Marinka Gaza ayaa isugu tagay dhinaca xeebta, xilli ay ciidamada Isra’ul sii wadaan dagaalka iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close