Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Israa’iil oo Sabtidii 48 qof oo rayid ah ku dishay marinka Gaza

Saraakiisha caafimaadka Falastiin ayaa sheegay, in duqeymo ay ciidamada Isra’il Sabtidi shalay ku garaceen Marinka Gaza ay sababeen dilka ugu… Sii akhri

Posted on September 1, 2024September 1, 2024 by News Office

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay hirgelinta Iskaashi xooggan oo dhinaca Amniga iyo difaaca ah

Posted on August 31, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa Masar, Mudane Mustafa Madbouly. Qoraal… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo soo jeedisay in laba loo kordhiyo xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya

Posted on August 31, 2024August 31, 2024 by News Office

Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Warqad u dirtay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa soo jeedisay in mudda laba sano ah… Sii akhri

Jabuuti oo sheegtay in ay deked siinayso Itoobiya si loo xalliyo Khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya

Posted on August 31, 2024 by News Office

Dowladda Jabuuti ayaa markii u horraysay soo bandhigtay tallaabo xal u noqon karta khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhashay… Sii akhri

Somaliland oo si adag uga hortimid taageerada milliteri ee Masar siinayso dowladda Soomaaliya

Posted on August 31, 2024 by News Office

Somaliland ayaa si adag uga hortimid taageerada milliteri ee ay dowladda Masar u fidisay Soomaaliya, oo ay ku tilmaantay mid… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo amray in hawlgal hub ka dhigis ah laga sameeyo magaalada Gaalkacyo

Posted on August 30, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa sida wararku sheegayaan amar ku bixiyay in hawlgal hub… Sii akhri

Nin hubaysan oo weerar ka geystay masjid ay ku cibaadaystaan Soomaalida ku nool Maraykanka

Posted on August 30, 2024 by News Office

Nin hubaysan ayaa lagu soo warramaya in uu weerar ku qaaday masjid ay ku cibaadaystaan Soomaalida Maraykanka oo ku yaalla… Sii akhri

Ciidamada Somaliland oo xalay wiil dhalinyaro ah ku dilay magaalada Ceerigaabo

Posted on August 30, 2024 by News Office

Xiisad colaadeed ayaa weli laga dareemaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Xiisadda ayaa ka sii dartay kadib markii xalay… Sii akhri

Askar ka tirsan Ciidamada Israa’iil oo diiday in ay dib ugu laabtaan dagaalka marinka Gaza

Posted on August 30, 2024August 30, 2024 by News Office

20 Askari oo ka tirsan ciidamada Israa’iil ayaa diidday in ay dib ugu laabtaan dagaalka marinka Gaza, sababo la xiriira… Sii akhri

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay heshiis iskaashi dhaqaale oo dhexmaray Soomaaliya iyo Shiinaha

Posted on August 29, 2024 by News Office

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close