Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xisbiyada Siyaasadda Puntland oo shir la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Xisbiyada Siyaasadda Puntland ayaa maanta Garoowe Shir kula yeeshay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Mrs. Karin Johannson oo booqasho… Sii akhri

Posted on September 17, 2024 by News Office

Xiisas dagaal oo saaka ka taagan jiidda Qorilugud kadib iska hor imaad ka dhacay Gocondhaale

Posted on September 17, 2024September 17, 2024 by News Office

Xiisad dagaal ayaa sida wararku sheegayaan saaka ka aloosan jiidda degaanka Qorilugud oo ka tirsan gobolka Togdheer. Dhaq dhaqaaqyo ciidan… Sii akhri

Wada-hadalkii Soomaaliya iyo Ethiopia ee Turkiga lagu ballansanaa maanta oo baaqday

Posted on September 17, 2024 by News Office

Ilo wareedyo diblomaasiyadeed ayaa xaqiijinaya in uu gebi ahaanba baaqday wareeggii saddexaad ee Wada-hadalka Soomaaliya iyo Ethiopia oo lagu waday… Sii akhri

Soomaaliya oo xubin uga noqotay Hay’adda Caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka

Posted on September 17, 2024September 17, 2024 by News Office

Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Hay’adda Caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA), sida lagu go’aamiyay shirkii guud… Sii akhri

GAZA: Israa’iil oo mar kale dumar iyo carruur ku dishay duqayn

Posted on September 17, 2024September 17, 2024 by News Office

Mas’uuliyiinta caafimaadka Falastin ayaa sheegay, in ugu yaraan 16 qof lagu dilay duqeyn ay ciidamada Israa’iilbku garaaceen Marinka Gaza, iyada… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya

Posted on September 16, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Mrs. Karin Johannson… Sii akhri

Dowladda Puntland oo ciidanka gaarka ah ee PSF ku eedaysay xiisadda ka taagan Boosaaso

Posted on September 16, 2024 by News Office

Xiisadda ka taagan magaalada Boosaaso ee u dhexaysa xukuumadda madaxweyne Deni iyo ciidanka gaarka ah ee PSF ayaa sare ku… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD oo ka wada-hadlay Xiisadda Gobolka Geeska Afrika

Posted on September 16, 2024September 16, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xoghayaha guud ee Urur Goboleedka IGAD,… Sii akhri

Diyaaradda Daallo Airline oo saaka si toos ah uga degtay garoonka diyaaradaha Boosaaso

Posted on September 16, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in saaka ay halkaasi ka degtay diyaarad kuwa rakaabka qaada ah.… Sii akhri

Xuutiyiinta Yemen oo markii 10 aad soo riday diyaarada MQ-9 Reaper ee Maraykanku lee yahay

Posted on September 16, 2024September 16, 2024 by News Office

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa soo riday diyaaradda aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ee MQ-9 Reaper, sida laga soo xigtay warbaahinta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close