Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland: Waxaan werwer ka qabnaa in dowladnimada Soomaaliya ku burburto gacanta Xasan Sheekh

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor oo safar ku maraya qaaradda Yurub ayaa xalay lagu soo dhaweeyay magaalada Gothenburg… Sii akhri

Posted on September 19, 2024September 19, 2024 by News Office

Turkiga oo Soomaaliya ka samaysanaya Saldhig Dayax-gacmeed oo ay ku baxayso hal bilyan oo Dollar

Posted on September 19, 2024September 19, 2024 by News Office

Turkiga ayaa qorshaynaya in uu Soomaaliya ka hirgeliyo Saldhig Dayax-gacmeed oo uu ku sameeyo tijaabooyin ay kamid yihiin in uu… Sii akhri

Israa’iil oo mar kale aalad isgaarsiineed ku qarxisay dagaalyahannada Xisbullah

Posted on September 19, 2024September 19, 2024 by News Office

Aalado ay ku jiraan raadiyaasha ama fooneeyayaasha gacanta oo ay xubnaha ururka Xisbullah iskula xiriirayeen, ayaa ku qarxay meelo badan… Sii akhri

Golaha Wasiirada dowladda Federaalka Soomaaliya oo Caawa ansixiyay Safiiro Cusub

Posted on September 18, 2024September 18, 2024 by News Office

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo caawa kulan isugu yimid, ayaa lagu ansixiyey soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xiriirka Caalamiga… Sii akhri

Iran oo yeelatay guddoomihii u horreeyay ee Sunni ah mudda ku siman 45 sano

Posted on September 18, 2024 by News Office

Madaxweynaha cusub ee Iran, Masoud Pezeshkian, ayaa u magacaabay xubin ka tirsan dadka laga tirada badan yahay ee Muslimiinta Sunniga… Sii akhri

Duullimaadyada garoonka diyaaradaha Boosaaso oo si caadi ah ku soo laabtay kadib digniintii PSF

Posted on September 18, 2024 by News Office

Duullimaadyada garoonka diyaaradaha Boosaaso oo dhawaan jaah-wareer galay kadib digniin ka soo baxday Ciidamada PSF ayaa hadda caadi ku soo… Sii akhri

Shirkadda Gold Apollo oo warbixin ka soo saartay aallada pagers ee ku qaraxday Xisbullah

Posted on September 18, 2024September 18, 2024 by News Office

Shirkadda Gold Apollo oo laga leeyahay Taiwan ayaa maanta sheegay in nidaamka isgaarsiinta Xisbullah ee pagers oo shalay la qarxiyay… Sii akhri

Maxkamadda sare ee Soomaaliya oo xukun dil oo kama danbays ah ku riday Sayid Cali Macalin Daa’uud

Posted on September 18, 2024September 18, 2024 by News Office

Maxkamadda Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xukun kama danbays ah ka soo saartay kiiska xukmane Sayid-Cali Macallin Da’uud oo… Sii akhri

Lix dhalinyaro ah oo lagu dilay masjid ku yaalla magaalada Wardheer ee gobolka Doollo

Posted on September 18, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Wardheer ee xarunta gobolka Doollo ee dowlad degaanka Soomaalida DDS ayaa sheegaya in halkaasi lagu laayay dad… Sii akhri

Ku dhawaad 3000 kun oo ka tirsan Xisbullah ayaa ku dhaawacmay aaladda pagers-ka oo ku qaraxday

Posted on September 18, 2024September 18, 2024 by News Office

Wasaaradda caafimaadka Lubnan ayaa sheegtay in ugu yaraan 9 qof ay ku dhinteen in ka badan 2,800 oo kalana ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close