Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Toos u daawo: Guddiga doorashada Somaliland oo haatan shaaciyanaya Natiijada Rasmiga ah

Munaasabad ballaaran oo haatan ka socota Xarunta guddiga doorashada Somaliland ee magaalada Hargeysa ayaa looga dhawaaqayaa natiijada rasmiga ah ee… Sii akhri

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by News Office

Natiijada rasmiga ah ee Doorashada Somaliland.

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by News Office

Guddiga doorashada Somaliland ayaa go’aamiyey in natiijada si rasmi ah loogu dhawaaqo Galabta 3:00PM oo haatan wakhti kooban ka dhimanyahay,sida… Sii akhri

Daawo:- Madaxweyne Gaas oo u dhoofay Ethiopia, Muxuu safarkiisu ku saabsan yahay?

Posted on November 20, 2017November 20, 2017 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane.Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u kicitimay waddanka Ethiopia. Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa… Sii akhri

Baarlamanka Midowga Yurub oo shaaciyey halka dhaqaalaha ugu weyn ka soo galo Al-shabaab.

Posted on November 20, 2017November 20, 2017 by News Office

Baarlamanka Midowga Yurub ayaa Golaha Amniga Qaramada Midoobay ugu baaqay in ay si deg deg ah wax uga qabtaan dhoofinta… Sii akhri

Maxkamadda Sare ee dalka Kenya oo tuurtay dacwad laga gudbiyey Doorashadii ku celiska ahayd ee dalkaasi.

Posted on November 20, 2017November 20, 2017 by News Office

Kadib maalmo rabashado ah oo taageerayasha Xisbiga Mucaaradka ah ee Kenya NASA ay dibax-baxyo ka dhigayeen caasimadda Nairobi,ayaa Maxkamadda sare… Sii akhri

Robert Mugabe oo sheegay in uu xilka sii haynayo.

Posted on November 20, 2017November 20, 2017 by News Office

Madaxweyne Robert Mugabe ayaa shaagay in uu xilka sii hayn doono todobaadyada soo socda,kadib khudbad si weyn loo sugayey oo… Sii akhri

Burcad-badeed markab ku weeraray xeebaha Soomaaliya.

Posted on November 19, 2017November 20, 2017 by News Office

Ciidamada Midowga Yurub ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen ku sheegay in ay… Sii akhri

Saad al-Hariri oo Talaadada Booqanaya Dalka Masar.

Posted on November 19, 2017November 20, 2017 by News Office

Xafiiska ra’iisul wasaarihi is-casilay ee Lebanon Saad al-Hariri ayaa sheegay in uu Talaadada soo socota booqan doono dalka Masar si… Sii akhri

Arday ka qalin-jebisay Saxaafadda oo XafLad Garoowe loogu qabtay.

Posted on November 19, 2017November 20, 2017 by News Office

Munaasabad ay ku qalin-jebinayeen 20 arday oo cilmiga Saxaafadda ka bartay Mac-hadka Soomaali Journalism College ayaa lagu qabtay Magaalada Garoowe… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Imaaraadka Carabta.Muxuu kala kulmay?

Posted on November 19, 2017November 19, 2017 by News Office

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Abu-Debai ee Caasimadda Imaaraadka Carabta halkaasoo uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close