Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Baarlamanka Soomaaliya oo sharci-darro ku tilmaamay dhiibistii Qalbi-dhagax

Xildhibaannada Golaha shacabka Soomaaliya oo haatan kulan uga socdo Xarunta Baarlamanka ee Caasimadda Muqdisho ayaa warbixin ku saabsan kiiskii Qalbi-dhagax… Sii akhri

Posted on November 18, 2017November 18, 2017 by News Office

Daawo:- Madaxweyne Gaas oo ka warbixiyey kulan uu Maanta la yeeshay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Posted on November 18, 2017November 18, 2017 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxammed Cali oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyey kulan uu… Sii akhri

Turkiga oo indhaha u fiiqay saddex kun oo Soomaali ah.

Posted on November 18, 2017November 18, 2017 by News Office

5 dhakhtar oo Soomaali ah ayaa jimcihii shalay ka qalin-jebiyey dugsi caafimaad oo uu maamulo NGO laga leeyahay dalka Turkiga,kaasoo… Sii akhri

Madaxweyne Siilaanyo oo war ka soo saaray doorashada Somaliland.

Posted on November 18, 2017November 18, 2017 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxammed Maxamuud (Siilaanyo) oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka warbixiyey doorashadii Maalintii… Sii akhri

Warbixinta Kiiskii Qalbi-dhagax oo berri la horkeenayo Baarlamanka Soomaaliya

Posted on November 17, 2017November 18, 2017 by News Office

Baarlamanka Soomaaliya ayaa Maalinta berri ah warbixin ka dhegaysan doona guddi loo saaray baaritanka kiiskii Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u safraya Dalka Imaaraadka Carabta.

Posted on November 16, 2017 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Farmaajo ayaa todobaadka soo socda ku wajahan dalka Imaaraadka Carabta,kadib casumaad rasmi ah oo uu ka… Sii akhri

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka baxay tartanka Kubadda Cagta Cecafa Senior Challenge Cup

Posted on November 16, 2017November 17, 2017 by News Office

Dalalka Soomaaliya iyo Suudaan ayaa ka baxay tartanka Koobka Kubadda cagta ee Cecafa Senior Challenge Cup ee ay ku tartamayaan… Sii akhri

Somalia oo bilaabaysa qabyo-qoraalka xeerka carruurta.

Posted on November 16, 2017November 16, 2017 by News Office

Dowladda Somalia iyo hay’adda UNICEF ayaa khamiistii Maanta daah-furay qabyo qoraalka xeerka xuquuqda carrruurta,taasoo qayb ka ah dadaalka lagu xoojinayo… Sii akhri

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo daah-furtay Barnaamijka Sahanka heerka Cudurka Duumada shantii sano ee la soo dhaafay.

Posted on November 16, 2017November 16, 2017 by News Office

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa Maanta 16 November 2017 magaalada Garoowe ka daah-furtay Barnaamijka sahanka waxyeellada cudurka duumada sannadihii la… Sii akhri

Boko Haram oo dalka Nigeria ku dishay in ka badan labaatan kun oo ruux.

Posted on November 15, 2017November 15, 2017 by News Office

Ugu yaraan toban ruux ayaa ku dhimatay,soddon kalena waa ku dhaawacantay qaraxyo is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Maiduguri ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close