Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Burcad-badeed la qabtay iyo Dowladda Soomaaliya oo wefdi u diraysa.

Lix qof oo looga shakiyay burcad-badeed Soomaali ah, ayaa loo wareejiyay dalka Seychelles ,kadib markii lagu qabtay weerar ay ku… Sii akhri

Posted on November 24, 2017November 24, 2017 by News Office

27 Ruux oo ku dhintay dagaal ka dhacay Koonfurta Suudaan.

Posted on November 23, 2017 by News Office

27 ruux ayaa la dilay,kadib markii Fallaagadu ay weerareen ciidamada dowladda Koonfurta Suudaan,sidu sheegay sarkaal ka tirsan dowladda hoose Khamiistii.… Sii akhri

Imaaraadka Carabta oo magaalada Berbera ka bilaabay dhismaha Saldhig Militari

Posted on November 22, 2017November 22, 2017 by News Office

Shirkadda Divers Marine Contracting ayaa maamulka Somaliland ka bilowday dhismaha saldhig ay leedahay dowladda Imaaraadka Carabta. Koox injaneerro ah oo… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Maraykanka ay ka codsatay duqeyntii shalay.

Posted on November 22, 2017November 22, 2017 by News Office

dowladda Somaliya ayaa Arbacada Maanta sheegtay in ay iyadu codsatay weerarkii shalay Maraykanku ka fuliyey Soomaaliya,kaasoo lagu dilay in kadan… Sii akhri

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Posted on November 22, 2017November 22, 2017 by News Office

Ugu yaraan hal askerti ayaa ku dhintay,tiro kalena waa ku dhaawacantay qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,sida… Sii akhri

Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya ugu deeqday lacag gaaraysa $2 malyan oo Dollar, maxaa lagu qaban doonaa?

Posted on November 22, 2017November 22, 2017 by News Office

Dowladda Shiinaha ayaa Soomaaliya ugu deeqday lacag gaaraysa $2 malyan oo Dollar,taasoo la soo mariyey hay’adda UNICEF,si loo caawiyo in… Sii akhri

Golaha Amniga Qaramada Midoobay oo ansixiyey Qaraar cusub.

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by News Office

Golaha Amniga Qaramada Midoobay ayaa Salaasada Maanta ansixiyey qaraar ku baaqaya in tallaabooyin adag la qaado si looga hortago tahriibinta… Sii akhri

In ka badan 100 Dagaallame oo ka tirsan Al-shabaab oo duqeyn lagu dilay.

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by News Office

Qoraal uu soo saaray militariga Maraykanka ayaa lagu shaaciyey in tobanaan ka tirsan AL-shabaab ay ku dhinteen duqeyn diyaaradahooda Drones-ka… Sii akhri

Xisbiga waddani oo aqbalay in doorashada looga adkaaday.

Posted on November 21, 2017 by News Office

Musharraxa Xisbiga Waddani ee Somaliland ayaa aqbalay natiijada dodorashadii la qabtay 13 bishaan ee Galabta lagu dhawaaqay in uu ku… Sii akhri

Muuse Biixi Cabdi oo ku guulaystay Madaxweynaha Somaliland

Posted on November 21, 2017November 22, 2017 by News Office

Xisbiga Kulmiye ayaa markale ku guulaystay talada Somaliland,kadib doorashadii madaxtinimo la qabtay 13 bishaan Nov,waxaana madaxweyne loo doortay Muuse Biixi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close