Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Olole lagu ciribtirayo qashinka oo ka socda Garoowe+Sawirro.

Magaalada Garoowe   waxaa ka socda olole lagu ciribtirayo qashinka xaafadaha Garoowe  oo ay samaynayso dowladda hoose ee Garoowe oo kaashanaysa… Sii akhri

Posted on December 11, 2017December 12, 2017 by News Office

Camey oo eedayn kulul u jeediyey qaar kamid ah hay’adaha reer Galbeedka

Posted on December 10, 2017December 10, 2017 by News Office

Madaxweyne Ku xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar(Cameey) oo duhurnimadii Maanta hadal ka jeediyey munaasabad lagu soo xiray ol-olaha… Sii akhri

Daawo: Maalinta Caalamiga ah ee La-dagaallanka Musuq maasuqa oo Maanta Garoowe laga xusay.

Posted on December 9, 2017December 9, 2017 by News Office

Munaasabad ballaaran oo lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee la-dagaallanka Musuq maasuqa oo ay soo agaasintay hay’adda Astaynta Maamul Wanaagga… Sii akhri

Tababar ku saabsan joojinta gudniinka gabdhaha oo Garoowe laga daah-furay.

Posted on December 9, 2017December 13, 2017 by News Office

Ololaha warbaahinta caalamiga ah ee lagu joojinayo gudniinka gabdhaha (FGM) ee wargeyska Biritishka(The Guardian) ayaa ayaa markii ugu horeysay Wasaaradda… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo Puntland kusoo laabtay kana warbixiyey Shirkii Amniga Qaranka ee Muqdisho.

Posted on December 9, 2017December 9, 2017 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane. cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) oo Galabta dib ugu soo laabtay Puntland,gaar ahaanna magaalada caasimadda ah ee Garoowe ayaa… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo walaac ka muujisay go’aanka Maraykanka ee Qudus.

Posted on December 8, 2017 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay go’aanka madaxweyne Donald Trump uu magaalada barakaysan Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Israa’iil. Qoraal ka… Sii akhri

Shirweynaha La-dagaallanka Musuq maasuqa heer qaran oo Garoowe ku soo xirmay.

Posted on December 7, 2017December 7, 2017 by News Office

Waxaa Galabta magaalada Garoowe lagu soo xiray Shirweynaha La-dagaallanka Musuq Maasuqa ee heer qaran oo ay soo qaban qaabisay hay’adda… Sii akhri

Golaha Amniga Qaramada Midoobay oo war cusub ka soo saaray Soomaaliya.

Posted on December 7, 2017 by News Office

Golaha Amniga Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweeyey Shirkii ugu dambeeyey madaxda Soomaalida iyo Beesha Caalamku ay Muqdisho ku yeesheen 4/5… Sii akhri

Trump oo Qudus u aqoonsaday Caasimadda Israa’iil iyo Caalamka oo ka falceliyey.

Posted on December 6, 2017December 6, 2017 by News Office

Madaxweynaha maraykanka Donald Trump oo hadal ka jeediyey Aqalka Cad ayaa ku dhawaaaqay in uu magaalada Qudus u aqoonsaday caasimadda… Sii akhri

Daawo: Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Garoowe ka daah-furay Shirweynaha Maamul Wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq Maasuqa

Posted on December 6, 2017 by News Office

Shirweynaha Maamul Wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq Maasuqa oo ay soo qaban qaabisay hay’adda Astaynta Maamul Wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq Maasuqa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close