Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Warbixin: Dowladda Maraykanka oo joojisay kaalmadii ay siin jirtay Ciidanka Xoogga Soomaaliya

Dowladda Maraykanka ayaa joojisay gargaarkii cuntada iyo shidaalka ee ay siin jirtay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya,cabsi laga qabo musuq maasuq,taasoo … Sii akhri

Posted on December 14, 2017December 14, 2017 by News Office

Taba-bar ku saabsan Joojinta gudniinka gabdhaha oo Garoowe lagu soo xiray.

Posted on December 13, 2017December 14, 2017 by News Office

Marwada Madaxweynaha dowladda Puntland Drs. Hodan Siciid Ciise ayaa magaalada Garoowe ku soo xirtay taba-bar ku saabsan joojinta gudniinka gabdhaha… Sii akhri

Dowladda Maraykanka oo ka hadashay rabshado ka qarxay dalka Ethiopia.

Posted on December 13, 2017 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay ka walaacsantahay rabshado hor leh oo ka soo cusboonaaday qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada dalka… Sii akhri

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Maalinta berri ah booqanaya gobolka Mudug.

Posted on December 13, 2017 by News Office

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya sarreeye Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ka kooban mas’uuliyiin ka socda… Sii akhri

57 dal oo bayaan midaysan ka soo saaray go’aankii Trump ee Qudus.

Posted on December 13, 2017December 13, 2017 by News Office

Madaxda Ururka Iskaashiga Islaamka ee (OIC) oo Maanta kulan aan caadi ahayn ku yeeshay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa… Sii akhri

Golaha Shacabka oo ansixiyay Misaaniyadda Dowlada 2018

Posted on December 13, 2017December 13, 2017 by News Office

Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Maanta ansixiyey Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2018. Kulanka Maanta oo uu shir guddoomiyey ku-xigeenka 1… Sii akhri

Barnaamij Dhamaystiran Taliyaha Xoogga dalka oo kormeeray Xerada 54 aad ee duleedka Garowe

Posted on December 12, 2017December 13, 2017 by News Office

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Major General. Cabdiweli Jaamac (Gorod) iyo wedfi uu hoggaaminayo oo shalay soo gaaray caasimadda Puntland… Sii akhri

Taba-bar ku saabsan ciribtirka gudniinka gabdhaha oo Garoowe ka socda.

Posted on December 12, 2017December 12, 2017 by News Office

Tababar looga hadlayo dhibaatadda gudniinka gabdhaha Soomaliyeed iyo sida ay weriyaasha iyo culamada soomaliyeed qayb weyn uga qaadan lahayeen ol-olaha… Sii akhri

Xubno katirsan Jaamacadda Bariga Africa oo safar shaqo ku tagay Malaysia

Posted on December 12, 2017 by News Office

  Xubno ka tirsan Jaamacadda Bariga Afrika oo ka kooban  Guddoomiye Kuxigeenka arimaha waxbarashada Prof. Cabdisalaam Salwe iyo Guddoomiye ku xigeenka Faraca… Sii akhri

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo Maanta Garoowe soo gaaray

Posted on December 11, 2017December 11, 2017 by News Office

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Cabdiweli jaamac Xuseen(Gorod) iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ka kooban mas’uuliyiin ka tirsan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close