Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Golaha guud ee QM Khamiista kulan deg deg ah ka yeenaya go’aankii Trump ee magaalada Qudus.

Golaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa caawo shaaciyey in ay kulan deg deg ah Khamiista soo socota ka yeelanayan doonaan… Sii akhri

Posted on December 19, 2017 by News Office

Aqalka Wakiilada Maraykanka oo ansixiyey sharciga canshuur-dhimista.

Posted on December 19, 2017 by News Office

Aqalka Wakiilada Congress-ka Mareykanka ayaa Caawo ansixiyey sharciga canshuur-dhimista oo ku kacaya $1.5 trillion Dollar,kaasoo ay soo diyaariyeen mudanaaysha xisbiga… Sii akhri

Madaxweynayaasha Kenya iyo Uganda oo baaq wadajir ah u diray Dowladda Soomaaliya.

Posted on December 19, 2017 by News Office

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta,ayaa Maanta magaalada Nairobi ku marti-qaaday madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka… Sii akhri

Intee le’eg tahay Soohdinta badda ay ku muransanyihiin Kenya iyo Soomaaliya

Posted on December 19, 2017December 19, 2017 by News Office

Dowladda Kenya ayaa uga jawaabtay Maxkamadda Caddaaladda Caalamiga ah ee ICJ,muranka xuduudda badda ee Soomaaliya ay soo gudbisay. Qoraal ka… Sii akhri

Dowladda Maraykanka oo codka veto u adeegsatay qaraarkii Qudus.

Posted on December 18, 2017 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa Codka qayaxan u adeegsatay qaraar ay Masar soo diyaarisay oo ku saabsan go’aanka madaxweyne Donald Trump ee… Sii akhri

Maraykanka oo sheegay in uu laayey xubno ka tirsan Al-shabaab.

Posted on December 18, 2017December 18, 2017 by News Office

Militariga Maraykanka ayaa sheegay in 8 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab ay ku dileen ,hal gaarina ay ku burburiyeen duqeyn… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia oo booqan doona Masar

Posted on December 18, 2017 by News Office

Is-bahaysiga Baarlamanka Masar ee xukuumadda taageera oo 350 kursi ku leh Golaha Baarlamanka ayaa soo dhoweeyey booqashada Ra’iisul wasaaraha Ethiopia,Hailemariam… Sii akhri

Waaxda Difaaca Maraykanka oo qiratay Barnaamij Sirdoon ah.

Posted on December 17, 2017 by News Office

Waaxda Difaaca Maraykanka ee Pentagon ayaa qiratay in ay lacago badan ku bixisay Barnaamij sir ah oo lagu baarayey diyaarado… Sii akhri

Duqeyn ka dhacday Soomaaliya oo lagu dilay saraakiil sare oo Al-shabaab ka tisan

Posted on December 17, 2017December 17, 2017 by News Office

Dhowr sarkaal oo ka tirsan Al-shabaab ayaa ku dhintay duqeyn ay diyaaradaha drons-ka ka fuliyeen nawaaxiga magaalo xeebeedda Kismaayo ee… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in aysan cagaheeda ku istaagi karin.

Posted on December 15, 2017 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan cagaheeda ku istaagi karin,haddii aysan helin taageerada Maraykanka ee ku aaddan la-dagaallanka Al-shabaab,sida lagu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close