Taliyihi Saldhigga Dhexe ee Waqooyiga Gaalkacyo oo qarax lagu dilay.
Taliyihi Saldhigga Cusub ee suuqa waqooyiga Gaalkacyo Cali Ibraahim Cali(Cali Ma’gafe) ayaa ku dhintay qarax gaarigiisa loogu xiray,sida ay xaqiijiyeen… Sii akhri
Taliyihi Saldhigga Cusub ee suuqa waqooyiga Gaalkacyo Cali Ibraahim Cali(Cali Ma’gafe) ayaa ku dhintay qarax gaarigiisa loogu xiray,sida ay xaqiijiyeen… Sii akhri
Qaar kamid ah dhalinyarada ku dhaqan caasimadda dowladda Puntland ee Garoowe ayaa ra’yigooda ka dhiibtay,Wejiga labaad ee Shirkii London ee… Sii akhri
Duqa Caasimadda Garoowe Xassan Maxmmed Ciise(Goodir) oo ka soo laabtay safar debadda ah ayaa saxaafadda uga warbixiyey wixii uga qabsoomay… Sii akhri
Fallaagada Xuutiyiinta ee dalka Yemen ayaa Isniinta Maanta ah sheegtay in ay dileen maadxweynihii hore Yemen Cali Cabdalla saalax. sheegashadaas… Sii akhri
Guddoomiyaha gobolka Karkaar Cabdullaahi Maxammed Barre(caato) oo duhurnimadii Maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar,ayaa ku… Sii akhri
Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan iyo wefdi uu hoggaaminayo shalay magaalada Doha kula kulmay Wasiirka… Sii akhri
Tobanaan dibad-baxayaal aha ayaa shalay buuxiyey bannaanka hore ee safaaradda Imaaraadka magaalada London,kuwaasoo ka caraysan faro-gelinta Imaaaraadka ee dalka yemen,go’doominta… Sii akhri
Saraakiisha garoonka Ninoy Aquino ee dalka Philippine ayaa qabtay nin Soomaali ah oo iska dhigayey muwaadin Swedish ah,xilli uu isku… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland ayaa magaalada Muqdisho kaga qaybgelidoonaa shirka amniga qaranka, shirkaas oo ay kasoo qayb geli doonaan madaxda maamul goboleedyada… Sii akhri
Taliyaha Saldhigga dhexe ee Caasumadda Garoowe, Dhamme.Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul) oo duhurnimadii Maanta shir jaraa’id qabtay ayaa digniin cusub soo… Sii akhri