Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxwaynaha Puntland oo baneeyey Waddooyin Kala Xidhnaa Magaalada Gaalkacayo.

Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 03 January 2018 waxaa uu baneeyey waddooyin… Sii akhri

Posted on January 3, 2018January 4, 2018 by News Office

Ururka Al-shabaab oo dilay askar ka tirsan Ciidamada Kenya.

Posted on January 3, 2018January 3, 2018 by News Office

Shan ka tirsan booliska Kenya ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday gaari ay saarnaayeen magaalada Mandheera ee gobolka waqooyi bari… Sii akhri

Tirada duqeymaha Maraykanku ka geystay Soomaaliya 10 sano ee la soo dhaafay

Posted on January 3, 2018January 3, 2018 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa sannadkii tegay ee 2017 siyaadisay duqeymaha dhanka cirka ah ee ay ku qaadayso mintidiinta Xagjirka ah ee… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegatay dilkii Cali Nuur Shuute.

Posted on January 3, 2018 by News Office

Ururka Al-shabaab ee Soomaaliya ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkii xalay lagu dilay Cali Nuur Shuute,oo ahaa abbaha guddoomiyaha maxkamadda darajada 1aad… Sii akhri

Madaxwaynaha Puntland oo kormeeray Qaybo Kamid Ah Xarumaha Dawladda ee Gaalkacayo.

Posted on January 2, 2018 by News Office

Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 02 January 2018 waxa uu kormeeray qaar kamid… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo amartay in ay is-diiwaan-geliyaan Masaajidda iyo Xarumaha kale ee Diinta.

Posted on January 2, 2018 by News Office

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya oo lagu daabacay Wakaaladda Wararka SONNA,ayaa lagu amray… Sii akhri

Aqalka sare oo Ogolaaday in Madaxweyne Farmaajo uu Saxiixo Miisaaniyadda ee sannadka 2018-ka

Posted on December 31, 2017December 31, 2017 by News Office

Xildhibaannada Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya oo Maanta kulan ku yeesheen magaalada Muqdisho  ayaa madaxweyne Farmaajo u ogolaaday in uu… Sii akhri

Dowladda Ethiopia oo xukunno ku ridday Xubno ka tirsan ONLF oo Muqdisho laga qabtay

Posted on December 31, 2017December 31, 2017 by News Office

Maxkamadda sare ee dowladda Federaalka Ethiopia ee magaalada Addis Ababa ayaa Sabtidii shalay xukuntay laba xubnood oo ka tirsan Jabhadda… Sii akhri

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay Khilaafka dowladda iyo Mucaaradka

Posted on December 31, 2017 by News Office

Hay’adda Culimada soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saartay muranka u dhexeeya xukuumadda Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah ee ka horjedda.… Sii akhri

Xildhibaannada Aqalka sare Soomaaliya oo Maanta ka doodaya miisaaniyadda dowladda.

Posted on December 31, 2017 by News Office

Xildhibaannada Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa Maanta ka doodaya miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2018 oo ay  horay u ansixiyeen… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close