Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Xukuumadda Soomaaliya oo war ka soo saartay weerarkii guriga Cabdi Qeybdiid.

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan(Yariisow)  oo wareysi siiyey Warbaahinta dowladda,ayaa sheegay in Xukuumadda  Soomaaliya ay ka jawaab celisay… Sii akhri

Posted on December 31, 2017 by News Office

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Posted on December 31, 2017December 31, 2017 by News Office

Ugu yaraan hal askari oo ka tirsan Ciidamada Soomaaliya ayaa ku dhintay saddex kalena waa ku dhaawacantay qarax miino oo… Sii akhri

Dowladda Uganda oo Maanta la baxday qeyb kamid ah Ciidankeeda ku sugan Soomaaliya.

Posted on December 30, 2017December 30, 2017 by News Office

Militeriga Uganda ayaa sabtida Maanta shaaciyey in uu Soomaaliya kala baxay 281 askari oo kamid ah Ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM,taasoo… Sii akhri

Ku dhowaad 40 askari oo loo xiray weerarkii guriga Cabdi Qeybdiid.

Posted on December 30, 2017 by News Office

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo loo xil saaray baaritaanka weerarkii lagu qaaday Hoyga Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa xabsiga u… Sii akhri

Al-shabaab oo gubay xeryo ay leeyihiin Booliiska Kenya.

Posted on December 30, 2017 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa gubay laba xero Booliiska Kenya ay ku lahaayeen degaanka Ijara ee gobolka Waqooyi bari,sida ay soo werisay… Sii akhri

Baarlamanka Ethiopia oo guddi u saaray dagaalkii dhexmaray Soomaalida iyo Oromada

Posted on December 29, 2017December 29, 2017 by News Office

Baarlamanka Ethiopia ayaa jimcaha Maanta shaaciyey in la dhisay guddi baaritaan ku sameeya rabshadihii ugu dambeeyay ee dhexmaray qowmiyadaha Soomaalida… Sii akhri

Soomaali meydadkooda laga helay dalka Mozambique

Posted on December 28, 2017December 28, 2017 by News Office

13 qof oo Soomaali ah ayaa meydadkooda laga helay tuulo ku taalla bartamaha dalka Mozambique,sida laga soo xigtay Booliiska degaanka… Sii akhri

Militeriga Maraykanka oo shaaciyay in uu dilay xubno kale oo ka tirsan Al-shabaab.

Posted on December 28, 2017 by News Office

Militeriga Maraykanka ayaa shaaciyay in duqeyn kale oo ay Xalay ka gaysteen gudaha Soomaaliya ay ku dileen 4 xubnood oo… Sii akhri

Kheyre “Waxaan Rajeynayaa Sanadkan 2017 In Dowladda Aan Wax Deyn Ah Looga Yeelan Doonin Gudaha Dalka”

Posted on December 28, 2017 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegay in… Sii akhri

Madaxweynaha JFS oo sheegay in maamulka Hawada Soomaaliya si rasmi ah u soo galay gacanta Dowladda+Sawirro

Posted on December 28, 2017December 28, 2017 by News Office

 28 Dec 2017 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabad lagu daah furayay xarunta laga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close