Boqortooyada Sacuudiga oo xirtay 11 amiir.
Saraakiisha Boqortooyada Sacuudiga ayaa xiray 11 amiir oo lagu eedeeyay in kicinayeen muddaharaadyo looga horjeedo dowladda,sida ay qortay Warbaahinta dalkaasi.… Sii akhri
Saraakiisha Boqortooyada Sacuudiga ayaa xiray 11 amiir oo lagu eedeeyay in kicinayeen muddaharaadyo looga horjeedo dowladda,sida ay qortay Warbaahinta dalkaasi.… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa Maanta soo kormeeray Garoonka diyaaradahaa magaalada Garoowe oo dhismihiisu dhammaaday. Garoonka cusub ee… Sii akhri
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Banii’aadanimada,Mark Lokoc ayaa ka digay in haddii aan wax laga qaban xaaladda dalka Yemen… Sii akhri
Nin Soomaali qaxooti ah ayaa kufsaday haweeney kalkaaliso ah oo ka shaqeynaysay Isbitaal ku yaalla magaalada Rome,sida laga soo xigtay… Sii akhri
Waaxda Arrimaha Debadda Maraykanka ee The State Department,ayaa liiska argagixisada Caalamiga ah ee sida gaarka ah loo raadinayo ku dartay… Sii akhri
Sarkaal ka tirsan Al-shabaab ayaa isu-soo dhiibay Ciidamada Amniga Jubaland ee ku sugan degmada Dooloow ee gobolka Gedo,sida ay qortay… Sii akhri
Sii hayaha Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane. Cabdi Faarax Siciid(Juxa) ayaa markii ugu horreysay… Sii akhri
Siyaasiga Cabdiraxmaan cabdishakuur Warsame oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa qaaddacay dhammaan go’aannadii Maanta ka soo… Sii akhri
Militeriga Maraykanka ayaa sheegay in laba xubnood oo ka tirsan Al-shabaab ay ku dileen duqeyn ay Soomaaliya ka geysteen Salaasadii… Sii akhri
Wefdi ballaaran oo uu hoggaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane. Cabdi Faarax Siciid(Juxa)… Sii akhri