Deg deg: Taliye ku xigeenkii Booliiska Puntland oo la dhaawacay.
Taliye ku-xigeenka kowaad ee Booliska dowladda Puntland,G/sare. Bile Faarax Cali ayaa goor dhoweyd koox hubaysan dhaawac ugu geysteen goob is-baaro… Sii akhri
Taliye ku-xigeenka kowaad ee Booliska dowladda Puntland,G/sare. Bile Faarax Cali ayaa goor dhoweyd koox hubaysan dhaawac ugu geysteen goob is-baaro… Sii akhri
Dood-cilmiyeed ku saabsan sidii Booliiska iyo bulshada ku dhaqan Garoowe uga wada-shaqeyn lahaayeen arrimaha amniga,gaar ahaanna ka hortagga tacaddiyada loo… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium kula kulmay Guddiga ammaanka iyo… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa sheegtay, in dalka Imaaraadka Carabta uu bulshada Soomaaliyeed u fududeeyay arrimaha socdaalka,dal-ku-galka iyo degga’naanshaha waddankaas,sida ku cad… Sii akhri
Guddiga Qaran ee gurmadka Fatahaadaha oo dhawaan uu magacaabay Ra’iisul wasararaha xukuumada federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Cali Kheyre, ayaa Maanta… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray guddoomiyaha la doortay ee Golaha Shacabka,Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan. Madaxweynaha… Sii akhri
Taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland,S/Guuto. Siciid Axmed Maxammed(Shoodhe), abbaanduulaha ciidanka Daraawiishta,Gen.Siciid Maxamed Salaad(Goroya-cawl),guddoomiyaha gobolka Nugaal,Korneyl. Cumar Cabdullaahi Maxammed(Fara-weyne)… Sii akhri
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda,Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta dowladda Puntland,Saalax Xabiib Jaamac oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay… Sii akhri
Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaasoo ay… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa si cad… Sii akhri