Madaxweyne Gaas oo daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland
Madaxweynaha dowladda Puntland,Dr. Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa sabtida maanta ah magaalada Garoowe ka daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee guud ahaan… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland,Dr. Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa sabtida maanta ah magaalada Garoowe ka daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah ee guud ahaan… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) oo maanta warbixin siinayay shirka Khamiislaha ee Golaha xukuumadda ayaa sheegay, in dhowaan lagu dhawaaqi… Sii akhri
Shir ku saabsan dhammaystirka dib-u-heshiisiinta beelaha Cumar Maxamuud iyo Bah-haharsame oo ay ka qeyb galayaan in ka badan saddex boqol… Sii akhri
Agaasimaha guud ee wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare dowladda Puntland,Maxammed Cali Faarax(Farmayeeri) oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaalada Garoowe… Sii akhri
Ugu yaraan lix ruux ayaa ku dhimatay,inka badan toban kalena waa ku dhaawacantay dagaallo xooggan oo maanta ka qarxay degaanno… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Puntland ee caasimadda Garoowe ku qaabiley madax kasocotey… Sii akhri
Beeraleeyda khudaarta ee degaannada Puntland ayaa bilowday in ay khudaar badan u iib-geeyan koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya,kadib markii fatahaad xooggan… Sii akhri
Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiilada dowladda Puntland, ayaa maanta fadhigooda todobaad laha warbixin kaga dhegaystay,Wasiirka Caddaaladda,Awqaafta,Arrimaha Diinta,iyo Dhaqan-celinta xukuumada… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) oo maanta soo gaaray magaalada Garowe ayaa shacab weynaha Puntland ugu baaqay in ay ilaashadan… Sii akhri
Xuseen Yaasiin Goda-goda oo kamid ah dadka wax ku qora baraha bulshada ee dhaliila xukuumadda Puntland ayaa in maalmo ah… Sii akhri