Somaliland oo amarro adag ku soo rogtay shacabka gobolka Sool
Somaliland ayaa amarro adag ku soo rogay shacabka gobolka Sool, gaar ahaanna magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaaasi. Wareegto ka soo… Sii akhri
Somaliland ayaa amarro adag ku soo rogay shacabka gobolka Sool, gaar ahaanna magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaaasi. Wareegto ka soo… Sii akhri
Guddiga difaaca dowladda Puntland ayaa go’aanno cusub ka soo saaray mas’uuliyiinta ka soo jeeda degaannada Sool,Sanaag,iyo Cayn ee xilalka ka… Sii akhri
Madaxweyne ku xigeenkii Khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali (Cagalule) haatanna sheegtay in uu yahay madaxweynaha Khaatumo oo shir jaraa’id ku qabtay… Sii akhri
Puntland ayaa Somaliland ku eedaysay in ay gabbaad u tahay ururada Al-shabaab iyo Daacish ee dhibaatada baahsan ku haya xasiloonida… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta Isbitalka guud ee magaalada Garoowe ku booqday dhaawacyadii ciidanka difaaca… Sii akhri
Wararka haatan laga helayo deegaannadii maanta lagu dagaallamay ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay galabta la wareegeen deegaanka Tukaraq ee… Sii akhri
Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa dagaal culus oo ciidamada Puntland iyo Somaliland maanta ku dhex-maray degaanka Tukaraq ee… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa Agaasime guud u magacaabay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyrdaadka Badda Puntland. Wareegto ka soo baxday… Sii akhri
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland,Dr. Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) oo ku taariikhaysan 12 May ee ku began maanta… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa Maanta xafiiskiisa Kulan kula qaatey Wakiilka xog-hayaha guud ee Qaramada… Sii akhri