Al-shabaab sheegatay dilka sarkaal ka tirsan NISA.
Wararka ka imaanayaa magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka… Sii akhri
Wararka ka imaanayaa magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka… Sii akhri
Dowladda Puntland ayaa marti-gelinaysa shir ku saabsan Xasilinta Amniga Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya oo lagu casumay mas’uuliyiinta Wasaaradaha Amniga Xukuumadda… Sii akhri
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qadar… Sii akhri
Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta Hiddaha iyo Dhaqanka dowladda Puntland ayaa gebi ahaanba qaaddacday, qodobadii ka soo baxay Shirkii Bed-qabka Suxufiyiinta ee… Sii akhri
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Caddiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo maanta kormeer ku tagey deegaanka Jaziira ee… Sii akhri
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Janaraal Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay askartii ka tirsanayd Xerada… Sii akhri
Guddiga uu maanta Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya u magacaabay dooorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka kooban 15 xubnood ayaa… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa maanta magacaabay guddiga Hagaajinta Bilicda iyo Soo-celinta Hantida dowladda ee degmada Boosaaso. Wareegto ka… Sii akhri
Gen. Maxammed Siciid Xirsi (Moorgan) oo maalmo ka hor ku dhawaaqay in uu yahay musharrax u taagan doorashada madaxtinimada Puntland… Sii akhri
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay shir-madaxeedka dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta oo… Sii akhri