Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Qaar kamid ah murashixiinta oo soo dhoweeyay Baarlamanka cusub ee Puntland

Qaar kamid ah murashixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Puntland ee doorashada 8-da Jennaayo 2019 ayaa hambalyo iyo bogaadin hawada u… Sii akhri

Posted on January 1, 2019January 1, 2019 by News Office

Guddoomiyihii gobolka Sool ee Puntland oo is casilay

Posted on December 31, 2018December 31, 2018 by News Office

Guddoomiyihii gobolka Sool ee Puntland,Abukar Cabdi Geelle ayaa goor dhoweyd shaaciyay in uu xilka iska casilay. Guddoomiyaha ayaa sheegay in… Sii akhri

Magacyada xildhibaannada cusub ee Baarlamanka Puntland oo la shaaciyay

Posted on December 31, 2018December 31, 2018 by News Office

Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa haatan ku dhawaaqay lixdan iyo lixda xubnood ee Golaha wakiilada cusub.… Sii akhri

SIDRA oo kulan u qabatay haweenka ganacsatada Garoowe

Posted on December 31, 2018December 31, 2018 by News Office

Hay’adda SIDRA oo kaashanaysa hay’adda USAID, ayaa maanta magaalada Garowe ku qabatay kulan lagusoo bandhigayay qorshayaasha ganacsiga ee ay diyaarsadeen… Sii akhri

Puntland: Liiska Golaha wakiilada cusub oo lagu dhawaaqayo

Posted on December 31, 2018December 31, 2018 by News Office

Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka ee Puntland ayaa isu’ diyaarinaya in ay saacadaha soo socda ku dhawaaqan lix iyo… Sii akhri

Dhalinyarada gobolka Nugaal oo taageeray musharrax madaxweyne ku xigeen Axmed Karaash

Posted on December 31, 2018December 31, 2018 by News Office

Dhalinayarada aqoonyahanada ah ee ku dhaqan magaalada Garowe, ayaa qabtay kulan ay ku taageerayeen musharax  Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), oo… Sii akhri

Puntland: Murashixiinta oo si adag uga digay fara-gelinta gudaha dalka iyo debadda ee doorashada

Posted on December 30, 2018 by News Office

Murashixiinta u tartamaya doorashada madaxtinimada puntland ee 2019 oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe, ayaa soo saaray war-saxaafadeed ka… Sii akhri

Dr Cali Ciise oo ku dhawaaqay murashax madaxweynaha Puntland

Posted on December 30, 2018December 30, 2018 by News Office

Dr Cali Ciise Cabdi oo kamid ah siyaasiyiinta gobolka Sool, ayaa Axadda maanta ah  Garoowe kaga dhawaaqay, in uu u… Sii akhri

Musharrax Axmed Karaash oo booqasho ugu tegay isimada Puntland

Posted on December 30, 2018December 30, 2018 by News Office

Musharrax Axmed Karaash ayaa booqashadiisa ka bilaabay Islaan Ciise Islaan Maxamed, isagoo la qaatay kulan isugu jiray is xog-wareysi iyo… Sii akhri

Siyaasi Cabdiraxman Guuleed oo Garoowe kaga dhawaaqay murashax madaxweyne ku xigeen

Posted on December 29, 2018December 29, 2018 by News Office

Siyaasi Cabdiraxmaan Guuleed Cali ayaa Sabtida maanta ah Garoowe kaga dhawaaqay in uu u sharraxanyahay xilka madaxweyne ku xigeenka dowladda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close