Murashax kale oo ka tanaasulay doorashada Puntland
Murashax Siciid Cali Axmed (Qurbaawi) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ku dhawaaqay, in uu ka tanaasulay tartanka… Sii akhri
Murashax Siciid Cali Axmed (Qurbaawi) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ku dhawaaqay, in uu ka tanaasulay tartanka… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa Sabtida maanta ah kulan la qaatay,Guddoonka cusub ee Golaha wakiilada oo shalay… Sii akhri
Guddiga doorashada madaxtinimada Puntland ee maanta la magacaabay ayaa soo saaray hab-raaca iyo shuruudaha doorashada madaxweynahaa iyo madaxweyne ku xigeenka.… Sii akhri
Mushaxaha Saadiq Eenow ayaa maanta Garoowe kaga dhawaaqay in uu ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Puntland. Murashaxa oo goor dhoweyd… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa hambalyeeyay guddoonka cusub ee maanta loo doortay Golaha wakiilada Puntland. Madaxweynaha ayaa… Sii akhri
Abuukaate Ismaciil maxamed Warsame ayaa ku guulaystay guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha wakiilada dowladda Puntland,isagoo wareegii labaad helay 45-cod.… Sii akhri
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha wakiilada Puntland ayaa loo doortay xildhibaan Cabdicasiis Cabdulaahi Cusmaan, kadib markii uu wareegii labaad helay… Sii akhri
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka federaalka Soomaaliya,Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa u hambalyeeyay guddoomiyaha cusub ee Golaha wakiilada Puntland,Cabdikariin Maxamed Axmed… Sii akhri
Wasiirka Arrimaha debadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya, Dr Axmed Ciise Cawad ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka… Sii akhri
Cabdixakiin Maxamed Axmed oo lagu naanayso(Dhoobo-dareed) wuxuu sannadkii 1968-dii ku dhashay miyiga degmada xiingalool ee gobolka Sanaag,wuxuu dugsiga hoose,dhexe iyo… Sii akhri