Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dhoobo-dareed oo ku guulaystay G. Golaha wakiilada Puntland

Xildhibaan Cabdixakiin Maxamed Axmed(Dhoobo-dareed) ayaa ku guulaystay doorashada guddoomiyaha Golaha wakiilada dowladda Puntland,sida uu ku dhawaaqay GKMG ee Baarlamanka,Xuseen Yaasiin… Sii akhri

Posted on January 4, 2019 by News Office

Cabdixakiin Dhoobo oo hoggaaminaya doorashada guddoomiyaha G. wakiilada Puntland

Posted on January 4, 2019January 4, 2019 by News Office

Doorashada guddoomiyaha Baarlamanka Puntland ee hadda ka socota xarunta Golaha wakiilada ee magaalada Garoowe ayaa loo gudbay wareegga labaad,kadib markii… Sii akhri

Ilhaan Cumar oo si rasmi ah loogu dhaariyay xubinnimada Koongareyska Maraykanka

Posted on January 4, 2019January 4, 2019 by News Office

Ilhaan Cumar ayaa Khamiistii shalay si rasmi ah loogu dhaariyay, in ay kamid noqoto xildhibaannada Xisbiga Dimoquraaddiga ee Golaha wakiilada… Sii akhri

Toos doorashada Guddoonka Baarlamanka Puntland

Posted on January 4, 2019 by News Office

Doorashada Guddoomiyaha Baarlamanka iyo ku xigeennadiisa ayaa haatan ka socota xarunta Golaha wakiilada dowladda Puntland ee magaalada Garoowe. PUNTLAND POST

Guddoonka Baarlamanka Puntland oo maanta la dooranayo

Posted on January 4, 2019 by News Office

Guddoonka rasmiga ah ee Golaha wakiilada dowladda Puntland ayaa la dooranayaa maanta oo Jimce ah. Guddoomiyaha Baarlamanka ayaa waxaa u… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo ku gacan-sayrtay go’aankii isimada

Posted on January 3, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa ku gacan-sayrtay go’aankii maanta ka soo baxay qaar kamid ah isimada Puntland ee ku saabsanaa, in laga… Sii akhri

Ciidamada Puntland iyo Somaliland oo madaafiic isku’ weydaarsaday Tukaraq

Posted on January 3, 2019 by News Office

Ciidamada Puntland iyo Somaliland ee isku’ horfadhiya degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa maanta is-weydaarsaday madaafiic culus oo mudda saacado… Sii akhri

Guddoomiyihii gobolka Sool oo Garoowe lagu xidhay

Posted on January 3, 2019 by News Office

Guddoomiyihii gobolka Sool ee Puntland,Abukar Cabdi Geelle oo maalmo ka hor xilka iska’ casilay ayaa saaka Garoowe lagu xidhay sida… Sii akhri

Go’aankii madaxda DFS Puntland looga mamnuucay oo laga laabtay

Posted on January 3, 2019January 3, 2019 by News Office

Af-hayeenka murashixiinta madaxtinimada Puntland, Aadan Maxamed Ciise(Gaadaale) ayaa ka warbixiyay shir ay saaka guriga Islaan Ciise ee magaalada Garoowe ku… Sii akhri

Golaha Amaanka Q.M. oo maanta fadhi ka yeelanaya Arrima Soomaaliya

Posted on January 3, 2019 by News Office

Gelinka dambe ee Khamiista maanta ah ayaa lagu wadaaa in Golaha Ammaanka Q.M. uu fadhi gaar ah ka yeesho arrimaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close