Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Qaladkii u horreeyay oo ka dhacay Baarlamanka cusub ee Puntland

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland,Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) ayaa dhaliilay qaar kamid ah xildhibaannada iyo musharaxiinta oo ka baxay hoolka Baarlamanka intii… Sii akhri

Posted on January 7, 2019January 7, 2019 by News Office

Puntland: Dhegaysiga khudbadaha murashixiinta oo soo geba-gabooday

Posted on January 7, 2019January 7, 2019 by News Office

Dhegaysiga khudbadaha murashixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Puntland, ayaa haatan ku geba-gaboobay xarunta Golaha wakiilada dowladda Puntland ee magaalada Garoowe.… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo dhegaysanaya khudbadaha murashixiinta

Posted on January 7, 2019January 7, 2019 by News Office

Mudanayaasha cusub ee Golaha wakiilada dowladda Puntland ayaa Isniinta saaka ah dhegaysanayaa khudbadaha ay jeedinayan murashixiinta xilka madaxtinimada Puntland. Murashixiinta… Sii akhri

Puntland: Liiska murashixiinta madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa oo la shaaciyay

Posted on January 6, 2019January 6, 2019 by News Office

Guddiga doorashada madaxtinimada dowladda Puntland oo haatan soo geba-gabeeyay diiwaan-gelinta murashixiinta, ayaa shaaciyay magacyada murashixiinta buuxiyay shuruudaha ee la diiwaan-geliyay.… Sii akhri

Dowladda Puntland oo Garoowe u diiday mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya

Posted on January 6, 2019January 6, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa ku wargelisay xubno ka socday xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Garoowe ku soo wajahnaa in aysan ka soo… Sii akhri

Ilaa iyo haatan murashixiin la diiwaan-geliyay

Posted on January 6, 2019January 6, 2019 by News Office

Diiwaan-gelinta murashixiinta doorashada madaxtinimada Puntland ayaa ka socota xarunta Golaha waliikada ee magaalada Garoowe. Diiwaan-gelinta oo soo bilaabatay duhurnimadii shalay… Sii akhri

Garoowe: Salwo oo ku dhawaaqaya murashax madaxweyne ku xigeen

Posted on January 6, 2019January 6, 2019 by News Office

Siyaasi reer Mudug ah oo lagu magacaabo Cabdusalaan Salwe ayaa la sheegayaa, in uu maanta Garoowe kaga dhawaaqayo murashax madaxweyne… Sii akhri

Heshiis dhisme 4 laami oo maanta Garoowe lagu saxiixayo

Posted on January 6, 2019January 6, 2019 by News Office

Duqa caasimadda Garoowe,Axmed Siciid Muuse (Axmed Barre) ayaa Axadda maanta ah heshiis la saxiixan doona shirkadda laamiyada dhista ee TTN… Sii akhri

Murashixiin ka tanaasulay doorashada madaxtinimada Puntland

Posted on January 5, 2019January 5, 2019 by News Office

Ilaa lix ka tirsan murashixiinta xilka madaxweymaha Puntland ayaa haatan ku dhawaaqay in ay tartanka doorashada ka tanaasuleen. Murashixiinta ayaa… Sii akhri

Puntland: Murashax saaka tanaasulay oo mar kale ka qeyb-galaya doorashada

Posted on January 5, 2019January 5, 2019 by News Office

Siyaasi Saadiq Eenow oo saaka sheegay in uu ka tanaasulay tartaranka xilka madaxweynaha Puntland, ayaa Galabta ku dhawaaqay, in uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close