Beesha Caalamka oo u hambalyeeysay madaxda cusub ee Puntland
Wakiilka gaarka ah ee urur goboleedka IGAD u qaabbilsan Soomaaliya, Dr, Maxamed Cali Guuyo, ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub… Sii akhri
Wakiilka gaarka ah ee urur goboleedka IGAD u qaabbilsan Soomaaliya, Dr, Maxamed Cali Guuyo, ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub… Sii akhri
Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa loo doortay madaxweyne ku xigeenka cusub ee dowladda Puntland,kadib markii uu wareegii u dambeeyay… Sii akhri
Madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xannibaad ku soo rogay dhammaan Kharashaadka dowladda ee ku kaydsan,bankiga dhexe… Sii akhri
Ra’iisul waasaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Xassan Cali Khayre ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland,Siciid Cabdullaahi Deni. Qoraal kooban oo… Sii akhri
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee loo doortay… Sii akhri
Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Talaadada maanta ah loo doortay madaxweynaha dowladda Puntland,kadib markii uu wareegii seddexaad ee doorashada kaga… Sii akhri
Siciid Cabdullaahi Deni ayaa loo doortay madaxweynaha dowladda Puntland ee 5-ta sano ee soo socota,kadib markii uu 35-cod ka helay… Sii akhri
Wareegga labaad ee doorashada madaxtinimada Puntland ayaa hadda soo dhammaaday,waxaan wareegga saddexaad u soo gudbay murashax Siciid Cabdulaali Deni iyo… Sii akhri
Wareega koowad ee doorashada madaxtinimada Puntland ayaa hadda soo dhammaaday,waxaana wareegga labaad u gudbay saddex murashax oo kala ah Siciid… Sii akhri
Doorashada madaxtinimada Puntland ayaa saaka oo Talaado ah ka socota xarunta Baarlamanka Puntland ee magaalada Garoowe. Doorashada ayaa waxaa ku… Sii akhri