Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Boosaaso: Booliiska Puntland oo weeraray guri uu leeyahay sarkaal ciidan

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari ayaa sheegay in ciidamada Booliiska Puntland ay duhirnimadii maanta hareereeyeen guriga… Sii akhri

Posted on April 16, 2019April 16, 2019 by News Office

Dibad-bax aamusan oo kufsiyada looga horjeedo ayaa Garowe ka dhacay

Posted on April 16, 2019April 16, 2019 by News Office

Dibad-bax aamusan oo looga horjeedo kufsiyada ku soo banadaya degaannada Puntland,  ayaa maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.… Sii akhri

Puntland oo markii u horraysay sheegtay in ay samaysatay Kaydka Lacagta

Posted on April 16, 2019April 16, 2019 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay markii u horraysay samaysay keydka Lacagta Puntland oo haddii xaalad… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo shaki ka muujiyay in kufsiyada ka dhaca Puntland la soo abaabulay

Posted on April 16, 2019April 16, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay hadal u jeediyay jaaliyadda Puntland ee waddanka Imaaraadka Carabta, ayaa shaaciyay in… Sii akhri

Garoowe: Mudaharaad aamusan oo kufsiga looga horjeedo

Posted on April 16, 2019April 16, 2019 by News Office

Mudaharaad aamusan oo looga horjeedo kufdsiyada ka dhaca Puntland ayaa saaka ka socda magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Muddaharaadkan oo… Sii akhri

Shirkadda diyaaradaha Imaaraadka Carabta ee Fly Dubai oo duullimaadyo caalamiya ka bilaabaysa Puntland

Posted on April 15, 2019April 15, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed oo uu weheliyo wasiirka wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada, Xuseen Cismaan Lugatoor (Gabiley) ayaa… Sii akhri

Dowladaha Puntland iyo Imaaraadka Carabta oo ku heshiiyay in dib loo bilaabo dhoofinta xoolaha Puntland

Posted on April 15, 2019April 15, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa sheegtay in ay dalka Imaaraadka Carabta kula heshiisay in sida ugu dhakhsaha badan dib loogu bilaabo dhoofka… Sii akhri

War-saxaafadeed: Puntland iyo DP World oo ku heshiiyay in la de-dejiyo dhismaha dekedda Boosaaso

Posted on April 15, 2019April 15, 2019 by News Office

Dubai, April 15, 2019: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay madaxda shirkadda DP-World oo uu… Sii akhri

Roobabkii gu’ga oo ka curtay meela kamid ah Puntland

Posted on April 15, 2019April 15, 2019 by News Office

Iyadoo degaannada Puntland ay ka jirto abaar baahsan oo dadka iyo duunyadaba saamaysay ayaa xalay meelo kamid ah Puntland waxa… Sii akhri

Hoggaamiye ka tirsan Daacish oo ku dhintay duqeyn ka dhacday gobolka Bari

Posted on April 14, 2019April 14, 2019 by News Office

Wasiirka Amniga dowladda Puntland, Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa sheegay in ku xigeenkii hoggaamiyaha Daacish ee Soomaaliya lagu dilay duqeyn maanta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close