Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

War-saxaafadeed: Dowladda Puntland iyo boqortooyada Sacuudiga oo iska kaashanaya la’daagaallanka argagixisada

Nairobi, April, 23, 2019 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Dalka Kenya ayaa magaalada Nairobi kula… Sii akhri

Posted on April 23, 2019April 23, 2019 by News Office

Garoowe: Kulan ku saabsan sidii gabdhaha xarumaha degmooyinka ka shaqeeya jawi nasasho u heli lahaayeen

Posted on April 23, 2019April 23, 2019 by News Office

Wasaaradda horumarinta haweenka iyo arrimaha qoyska dowladda Puntland, ayaa Garoowe ku qabatay kulan lagu ansixinayo baahiyaha haweenka ka shaqeeya xarumaha… Sii akhri

Shaqaale ka tirsan wasaaradda Warfaafinta Puntland oo tababar looga furay magaalada Garoowe

Posted on April 23, 2019April 23, 2019 by News Office

Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, waxaa maanta laga daah-furay, tababar kor loogu qaadayo aqoonta  dhinaca Technology-ga ee shaqaalaha wasaaradda warfaafinta… Sii akhri

Sarkaal ka tirsan PMPF oo lagu dilay Boosaaso

Posted on April 23, 2019April 23, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa sheegay in saaka halkaasi lagu dilay, sarkaal ka tirsanaa guutada… Sii akhri

Muuse Biixi: Sida Imaaraadka innaga iyo Puntland midba dhinac canshuurta haka qaado

Posted on April 23, 2019April 23, 2019 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo shalay  magaalada Hargeysa Qado ugu sameeyay cuqaal iyo salaadiin ka tegay bariga gobolka Sanaag… Sii akhri

Dil ka dhacay degmada Galdogob ee gobolka Mudug

Posted on April 23, 2019April 23, 2019 by News Office

Degmada Galodob ee gobolka Mudug waxaa xalay fiidkii lagu dilay nin dhalinyara oo ka tirsanaa bahda isboortiga degmadaasi sida ay… Sii akhri

Boosaaso: Sarkaal lagu helay musuq maasuq oo xukun lagu riday

Posted on April 22, 2019April 22, 2019 by News Office

Maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Bari, ayaa maanta xukun ku ridday, sarkaal ka tirsanaa wasaaradda Maaliyadda Puntland oo lagu helay… Sii akhri

Al-Bashir oo cuntada ka soomay iyo caafimaadkiisa oo laga deyrinayo

Posted on April 22, 2019April 22, 2019 by News Office

Saraakiil caafimaaad oo ku sugan magaalada Khartoum ee waddanka  Sudan, ayaa laga soo xigtay in madaxweynihii la casilay ee dalkaasi,… Sii akhri

Mid kamid ah taliyaasha ciidamada Somaliland oo Yubbe lagu dilay

Posted on April 21, 2019April 21, 2019 by News Office

Wararka saaka ka imaanaya degmada Yubbe ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in shalay galab halkaasi lagu dilay taliye urur oo… Sii akhri

Marxuum Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo aas Qaran Garoowe loogu sameeyay

Posted on April 20, 2019April 20, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa galabta ka qayb-galay aas-qaran oo loo sameeyey… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close