Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Aqoonyahan Faysal Rooble oo sheegay in madaxweyne Farmaajo Nidaamkii lagu doortay la dagaallamayo

Aqoonyahanka Soomaaliyeed ee Faysal Cabdi Rooble ee ka faalloooda arrimaha siyaasadda oo xalay su’aalo lagu weydiiyay kulan dadweyne oo ka… Sii akhri

Posted on April 25, 2019April 25, 2019 by News Office

Saddex kamid ahaa golaha maamula Suudaan oo lagu khasbay in ay iscasilaan

Posted on April 25, 2019April 25, 2019 by News Office

Golaha ku meel gaarka ah ee militariga dalka Suudaan ayaa shaaciyay in saddex kamid ah xubnihiisa ay is casileen gelinkii… Sii akhri

Arday ka qalin-jebisay dugsiga degaanka Qarxis ee gobolka Nugaal

Posted on April 24, 2019April 24, 2019 by News Office

In ka badan 60 arday ayaa maanta ka qalin-jebisay dugsiga H/Dhexe/ Sare degaanka Qarxis ee gobolka Nugaal. Ardaydan oo ka… Sii akhri

Faafin: Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Amray Hirgelinta Iyo Fulinta Xeerka Kufsiga.

Posted on April 24, 2019April 24, 2019 by News Office

Garoowe, April 24, 2019, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Ahna ku-simaha Madaxweynha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa amray Hirgelinta iyo… Sii akhri

Boosaaso: Gaariga guddoomiyaha gobolka bari oo qarax la kacay

Posted on April 24, 2019April 24, 2019 by News Office

Faahfaahin ayaa haatan ka soo baxaysa qarax goor dhoweyd lala eegtay xaajeed HILUX ah oo maraysay jidka hotel Jubba ee… Sii akhri

Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso

Posted on April 24, 2019April 24, 2019 by News Office

Qarax ayaa hadda ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari gaar ahaanna nawaaxiga hotel Jubba sida ay sheegeen goobjoogayaal… Sii akhri

Qoyskii Caa’isha Ilyaas oo Puntland ka guuray magaalada Gaalkacyo

Posted on April 24, 2019May 2, 2019 by News Office

Qoyska ay ka dhalatay gabadhii yareyd ee  Caa’isha Ilyaas Aadan oo 25-kii Febraayo ee sannadkan kufsi iyo dil fool-xun loogu… Sii akhri

Yemen: Cududda ugu adag Xuutiyiintu waxay soo martaa Soomaaliya

Posted on April 24, 2019April 24, 2019 by News Office

Taliyaha ciidanka badda dalka Yemen S/Gaas Khaalid Al-Qamli, ayaa sheegay in muhaajiriinta ka imaanayaa Geeska Afrika ee gelaya waddanka Yemen… Sii akhri

Burcad-beed doonyo ku weerartay xeebaha Soomaaliya

Posted on April 24, 2019April 24, 2019 by News Office

Hawlgalka Midowga Yurub ee ka hortagga iyo la’dagaallanka burcad-beedda Soomaalida, ayaa sheegay  in Axaddii la soo dhaafay laba doonyood oo… Sii akhri

Dowladda Masar oo Puntland ka caawinaysa tababarka hay’adaha amniga

Posted on April 24, 2019April 24, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga dalka Kenya ayaa shalay galab magaalada Nairobi ee dalkaasi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close