Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Puntland oo xilka ka qaaday taliyihii qeybta Booliiska gobolka Nugaal

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed ayaa xilka ka qaaday taliyhii qeybta Booliiska gobolka Nugaal, G/sare Xassan Cabdullaahi Maxamed. Dikreeto… Sii akhri

Posted on April 30, 2019April 30, 2019 by News Office

Somaliland oo ku dhawaaqday xaalad deg deg ah oo amni mudda saddex bilood ah

Posted on April 30, 2019April 30, 2019 by News Office

Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday in  ay mudda saddex bilood ah xaalad deg deg ah ku soo rogtay degmooyinka Ceel-afweyn,… Sii akhri

Taliyaal ka tirsan ciidamada Somaliland oo lagu dilay gobolka Sool

Posted on April 30, 2019April 30, 2019 by News Office

Malayshiya beeleed hubaysan ayaaa shalay galab tuulada Gobab-maxan oo hoostimaada degmada Yagoori ee gobolka Sool ku dilay taliyaal ka tirsana… Sii akhri

Al-Baghdadi oo muddo 5 sano ah kadib muqaal ka soo muuqday

Posted on April 30, 2019April 30, 2019 by News Office

Hoggaamiyaha  ururka Daacish Abu Bakr al-Baghdadi ayaa shalay ka soo muuqday cajal Video ah kadib mudda 5 sano ah oo… Sii akhri

Xog: Dab-demisyo loo soo iibiyay caasimadda Garoowe oo dib loogala noqday

Posted on April 29, 2019April 29, 2019 by News Office

Warbaahinta Puntland Post ayaa ogaatay, in saddex dab-demis iyo booyad loo soo iibiyay caasimadda Garoowe dib looga celiyay, kadib markii… Sii akhri

Shirweynaha wada-tashiga Haweenka Puntland oo Garoowe ka furmay

Posted on April 28, 2019April 29, 2019 by News Office

Shirweynaha wada-tashiga, Jihaynta Qorshayaasha iyo Baahiyaha Haweenka Puntland ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland waxaana madasha goob… Sii akhri

Malayshiyaad qabsaday saldhig ku yaalla magaalada Gaalkacyo

Posted on April 28, 2019April 28, 2019 by News Office

Malayshiya beeleed hubaysan ayaa maanta la wareegay saldhig ciidan oo ku yaalla xaafadda Garsoor ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo sida ay… Sii akhri

Xiisad dagaal oo mar kale ka aloosan degmada Yubbe

Posted on April 28, 2019April 28, 2019 by News Office

Wararka ka imaanayaa degmada Yubbe ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ay halkaasi ay ka aloosantay xiisad u dhexaysa ciidamada… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo sheegay kursiga Bankiga dhexe ee dalka laga dhacay dadka reer Puntland

Posted on April 28, 2019April 28, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Dr Siciid Cabdullaahi Maxamed, ayaa shirkiisi jaraa’id ee xalay ku dhaliilay, habka loo magacaabay, guddoomiyaha Bankiga dhex… Sii akhri

Deni oo sheegay in Villa Somalia ku fashilantay sugidda amniga wadada Makka Al-mukarrama oo keliya!

Posted on April 28, 2019April 28, 2019 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay ka hadlayey shir jaraa’id ayaa dhaliil culus u jeediyay xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close