Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Faahfaahin: Taliye ka tirsan Puntland oo ka badbaaday qarax gurigiisa lala eegtay

Qaraxa ayaa dhacay wakhti dambe oo ku beegan 1:00am ee xalay xilligaasi oo aan magaalada looga baran in qaraxyo ka… Sii akhri

Posted on May 4, 2019May 4, 2019 by News Office

Somaliland oo xabsiga dhigtay mas’uul hore oo ka tirsanaa Puntland

Posted on May 4, 2019May 4, 2019 by News Office

Booliiska Somaliland ee gobolka Sool ayaa xalay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaasi ku xiray Abukar Cabdi Geelle oo soo noqday… Sii akhri

Dowladda Puntland oo ka hortimid xeerka lagu sheegay kan doorashooyinka Soomaaliya

Posted on May 2, 2019May 2, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa si cad u diidday, xeerka lagu sheegay kan doorashooyinka dalka  oo ay maanta meel-mariyeen golaha xukuumadda Federaalka… Sii akhri

Shirweynaha Haweenka Puntland oo Garoowe ku soo xirmay

Posted on May 2, 2019May 2, 2019 by News Office

Shirweynaha wada-tashiga, jihaynta qorshayaasha iyo baahiyaha Haweenka Puntland oo mudda afar maalmood ah ka socday magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda… Sii akhri

Baarlamanka Somaliland oo diiday xaaladda deg deg ah ee Muuse Biixi geliyay degmooyin ka tirsan gobolka Sanaag

Posted on May 2, 2019May 2, 2019 by News Office

Golayaasha  Guurtida iyo Wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan  aan caadi ahayn wadajir ah ka yeeshay go’aankii madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi… Sii akhri

Boosaaso: Ciidan gadooday oo qabsaday xarunta Bankiga dhexe ee dowladda

Posted on May 2, 2019May 2, 2019 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidanka Birmad dowladda Puntland oo ka cabanayaa mushahar la’aan, ayaa saaka mudda kooban la wareegay xarunta Bankiga… Sii akhri

Maxaa ku qarsoon xaaladda deg deg ah ee Muuse Biixi ku soo rogay gobolka Sanaag?

Posted on May 2, 2019May 2, 2019 by News Office

Maalin ka hor madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xaalad deg deg ah ku soo rogay degmooyinka Ceerigaabo, Gar-adag iyo… Sii akhri

Qodobada looga hadlay shirkii todobaadlaha ee golaha wasiirada Puntland

Posted on May 2, 2019May 2, 2019 by News Office

Shirkii golaha wasiirada Puntland ee todobaadlaha oo gelinkii dambe ee shalay ka qabsoomay caasimadda Garoowe, ayaa looga hadlay dhowr qodob… Sii akhri

Qiyaastii 13 malyan oo kamid ah carruurta ku nool Maraykanka ayaa noloshoodu ka hoosaysaa heerka saboolnimada

Posted on May 1, 2019May 1, 2019 by News Office

Warbixin cusub oo uu soo saaray, sanduuqa difaaca carruurta  ee lagu magacaabo The Children’s Defense Fund,  ayaa lagu sheegay in… Sii akhri

Caa’isha hooyadeed oo sheegtay in ay carruurtii kale u baqday

Posted on April 30, 2019April 30, 2019 by News Office

Saynab Cabdiwahaab Aadan oo ah hooyada dhashay Caa’isha Ilyaas gabadhii yareyd ee dilka iyo kufsiga loogu geystay magaalada Gaalkacyo ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close