Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Deni oo Garoowe ku Qaabilay Wefdi ay hogaaminayso Safiirka dalka Norway ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka dalka Noorwey ee Soomaaliya Ms Elin… Sii akhri

Posted on June 25, 2019June 25, 2019 by News Office

Faahfaahinta Khasaaraha qaraxii ka dhacay Af-urur

Posted on June 25, 2019June 25, 2019 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa qarax duhurnimadii maanta ka dhacay tuulada Af-urur ee gobolka Bari oo khasaaro dhimasho iyo… Sii akhri

Khayre: Waxaan idinkugu imid in aan idinla dhiso Gulmudug midaysan

Posted on June 25, 2019June 25, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo meel fagaara ah kula hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa sheegay… Sii akhri

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Daah-furay Mashriicda Maalgelinta u Adkaysiga Abaaraha

Posted on June 25, 2019June 25, 2019 by News Office

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay Mashaariicda maalgelinta u adkaysiga Abaaraha iyo kasoo kabashada Saamaynta… Sii akhri

5 ruux oo ku dhimatay qarax ka dhacay tuulada Af-Urur ee gobolka Bari

Posted on June 25, 2019June 25, 2019 by News Office

Wararka ka imaanayaa tuulada Af-Urur ee gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi haatan qarax lagula beegsaday ciidamada Daraawiishta dowladda Puntland… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirada cusub ee dalalka Canada iyo Austria

Posted on June 25, 2019June 25, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Austria iyo Canada… Sii akhri

Wakiilka Cusub ee Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho

Posted on June 25, 2019June 25, 2019 by News Office

James Swan ayaa maanta yimid Muqdisho is uu ula wareego waajibaadka xilkiisa isagoo ah Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in aysan Somaliland kula kulmayn dalka Kenya

Posted on June 25, 2019June 25, 2019 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddaysay in aysan ka qeyb-geli doonin kulan qorshaysnaa in uu maanta magaalada Nairobi uga furmo dowladda… Sii akhri

Waa maxay sababta Gallan uga war-wareegayo in uu tego gobolka Mudug?

Posted on June 25, 2019June 25, 2019 by News Office

Wasiirka Amniga dowladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa shalay hor-tegay Baarlamanka si jawaab uga bixiyo eedaymo ku xusan warbixin uu… Sii akhri

Villa Somalia oo fursad dahabiya u abuurtay mucaaradkeeda

Posted on June 25, 2019June 25, 2019 by News Office

Falanqeeye sare, Saalim Siciid Saalim oo kamid ah khabiirada sida dhow ula socda arrimaha siyaasadda Soomaaliya kuna nool Garoowe, ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close