Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wasiir Cawad: Soomaaliya waxa ay diyaar u tahay in ay ka faa’ideysato maashaariicda hurumarineed ee Shiinaha

Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumada Federalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa u sheeegay Wakaaladda SONNA in dalka… Sii akhri

Posted on June 25, 2019June 25, 2019 by News Office

Deni oo wada-tashi ugu yeeray Jenaraallo uu ku jiro Moorgan

Posted on June 24, 2019June 24, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe qado sharaf ugu sameeyey qaar ka mid ah… Sii akhri

Wasiir Dhabancad oo xog-haye u magacaabay degmada Buurtinle

Posted on June 24, 2019June 24, 2019 by News Office

Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa xog-haye cusub u magacaabay degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal. Wareegto ka… Sii akhri

Wada-hadaloo u dhexeeya xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland oo berri ka furmaya magaalada Nairobi

Posted on June 24, 2019June 24, 2019 by News Office

Kulan hordhac u ah wada-hadallo dhex mari doona xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland,ayaa sida qorshaysan maalinta berriya ka furmi… Sii akhri

Cabdikariin Guuleed oo ku dhawaaqay xisbi ka dhana Villa Somalia

Posted on June 24, 2019June 24, 2019 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta ku dhawaaqay in uu dib ugu soo laabtay siyaasadda… Sii akhri

Deni oo isha ka daawanaya waxa ka socda Galmudug

Posted on June 24, 2019June 24, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa weli ka aamusan xaaladda ka soo cusboonaatay Galmudug oo haatan maraysa heer xasaasiya.… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida Dr. Saalax Xaaji

Posted on June 24, 2019June 24, 2019 by News Office

Dowladda Puntland waxay ka tacsiyaynaysaa geerida Alle ha u naxariistee Dr. Saalax Xaaaji Cabdullaahi Xaaji Maxamed oo ku geeriyooday magaalada… Sii akhri

Wufuud kala duwan oo ku wajahan Cadaado iyo Dhuusamareeb

Posted on June 24, 2019June 24, 2019 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa sida la sheegayo maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka… Sii akhri

Sheikh Shaakir oo taageeray doorashada Villa Somalia ka qabanayso Galmudug

Posted on June 24, 2019June 24, 2019 by News Office

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa Villa Somalia ku raacay in doorashada madaxtinimada Galmudug la qabto 4… Sii akhri

Villa Somalia oo taariikhaysay doorashada Galmudug

Posted on June 24, 2019June 24, 2019 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay  in doorashada madaxtinimada Galmudug la qaban doono  4 bisha soo socota ee July sannadkan 2019.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close