Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Samaystay Guddi Dhaqaale Oo Isku-dhaf ah

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo dhiggiisa dalka Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta… Sii akhri

Posted on June 26, 2019June 26, 2019 by News Office

Wasiirka Beeraha XFS oo shir caalami ah uga qeybgalay Talyaaniga

Posted on June 26, 2019June 26, 2019 by News Office

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid  oo howlo shaqo u jooga dalka Talyaaniga ayaa halkaasi kaga  qaybgalay… Sii akhri

Maxaa soo kordhay is-casilaaddii guddiga doorashooyinka Puntland?

Posted on June 26, 2019June 26, 2019 by News Office

Warbaahinta Puntland Post, ayaa maalmo ka hor daabacday in guddiga doorashooyinka ku meel-gaarka ah ee Puntland (TPEC),  ay dhammaantood is-wada… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo madax-dhaqameedka Dhuusamareeb kala hadlay dib u heshiisiinta Galmudug

Posted on June 26, 2019June 26, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay qaar kamid ah… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka qaybgalay munaasabadda Xuska 26-ka June

Posted on June 26, 2019June 26, 2019 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay xuska sannad-guurada 59-aad ee ka soo wareegtay maalintii… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo umadda Soomaaliyeed ku hambalyeeyay todobaadka xornimada dalka

Posted on June 26, 2019June 26, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed, ayaa umadda Soomaaliyeed ku hambalyeeyay munaasabadda xuska 26-ka June oo ku beegan, markii ay… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in xilka laga qaaday wasiir ku xigeenka Batroolka

Posted on June 26, 2019June 26, 2019 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warqad baraha bulshada la soo geliyay oo sheegaysa in Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Xuska maalinta Xornimada 26-ka June

Posted on June 26, 2019June 26, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo bulshada magaalada Dhuusamareeb kala qayb galay munaasabadda xuska sannad… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo shacabka Soomaaliyeed ku hambalyeeyay munaasabadda 26-ka June

Posted on June 26, 2019June 26, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabada 26 juun ee ay… Sii akhri

Mac’hadka SIDRA oo soo bandhigay diraasad ku saabsan khatarta sii kordhaysa ee kufsiga

Posted on June 25, 2019June 25, 2019 by News Office

Mac’hadka horumarinta iyo Cilmi-baarista Soomaaliyeed ee SIDRA, ayaa maanta magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ku soo bandhigay, diraasad ku saabsan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close