Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo gudbiyay Xisaab-xirka Miisaaniyaddii 2018

Wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland, Xassan Shire Cabdi ayaa maanta Golaha wakiilada  u gudbiyay, xisaab-xirka Miisaaniyaddii Puntland ee sannadkii 2018. Xisaab-xirka… Sii akhri

Posted on June 30, 2019June 30, 2019 by News Office

Madaxweynaha Puntland oo ka Qaybgalay Munaasibadda Maalinta Caalamiga Ah ee Yoogada

Posted on June 30, 2019June 30, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeyb galay maalinta caalamiga ah ee Yoogada oo ah jimicsi fudud… Sii akhri

Puntland oo canshuur laba-jibbaaran saartay badeecadaha ka yimaada Somaliland

Posted on June 30, 2019June 30, 2019 by News Office

Wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland Xassan Shire Cabdi, ayaa canshuur laban-laab ah saaray badeecadaha ka yimaada maamulka Somaliland. Dikreeto Sabtidii shalay… Sii akhri

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Nugaal oo dil ku xukuntay saddexda nin ee ku eedaysan Kiiskii Caa’isha Ilyaas

Posted on June 30, 2019June 30, 2019 by News Office

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Nugaal oo saaka mar kale dhegaysatay dacwadda loo haysto saddexda nin ee ku eedaysan Kiiskii Caa’isha Ilyaas… Sii akhri

Odayaasha Galmudug oo la kulmay guddi loo saaray baarista dadkii lagu laayay koonfurta Gaalkacyo

Posted on June 30, 2019June 30, 2019 by News Office

Laba Guddi ee ka kala socda Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka… Sii akhri

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Karkaar oo ku baaqay in dib u-habayn lagu sameeyo degmooyinka gobolka

Posted on June 30, 2019June 30, 2019 by News Office

Guddoomiyihii hore ee gobolka Karkaar Cabdullaahi Maxamed Barre Caato ayaa ka hadlay xilka qaadista uu madaxweynaha Puntland ku sameeyay iyo… Sii akhri

Ciidanka Amniga Muqdisho oo soo qabtay eedeeysane loo haysto dil

Posted on June 30, 2019June 30, 2019 by News Office

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan hoggaanka demi baarista CID ayaa ku guuleystay in ay Gacanta ku soo dhigaan ,Bishaar Abdirisaaq… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Maaliyadda Itoobiya

Posted on June 30, 2019June 30, 2019 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya Mudane… Sii akhri

Qareenkii difaacayey saddexda nin ee ku eedaysan Kiiskii Caa’isha oo isagii waaran loo jaray

Posted on June 29, 2019June 29, 2019 by News Office

Mid kamid ah Qareennada difaacaya saddexda nin ee ku eedaysan kiiska Caa’isha Ilyaas Aadan, ayaa maxkamadda derejada kowaad ee gobolka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaaabay taliyaal iyo mas’uuliyiin kale oo cusub

Posted on June 29, 2019June 29, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dikreetooyin is-xigay oo uu Sabtida maanta soo saaray ku magacaabay taliyaal iyo mas’uuliyiin… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close