Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

madaxweynaha Puntland oo la kulmay taliyaashiii ka soo baxay Somaliland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Jimcihii Juun, 28, 2019, munaaasibad Qado sharaf ah u sameeyay Saraakiishii Ciidamada… Sii akhri

Posted on June 29, 2019June 29, 2019 by News Office

Ethiopian Arlines oo duullimaadyo joogta ka bilaabaysa garoomada Caalamiga ah ee Puntland

Posted on June 29, 2019June 29, 2019 by News Office

Shirkadda diyaaradaha dalka Ethiopia, ayaa jimcihii shalay shaacisay in ay si rasmiya duullimadyo uga bilaabi doonto, garoomada caalamiga ah ee… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo burburiyay saldhigyadii Al-shabaab ee buuraleyda Calmadow

Posted on June 29, 2019June 29, 2019 by News Office

Ciidanka sida gaarka u tababaran ee Puntland(PSF), ayaa  hawlgal ay ka fuliyeen buuraleyda Calmadow ee gobolka Bari, waxay ku burburiyeen… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo Booqday Madxafka Shaoshan Mao Zedong

Posted on June 29, 2019June 29, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mahdi maxamed Guuleed (Khadar), iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan dalka Shiinaha ayaa … Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulan La Yeeshay Bulshada Caabuudwaaq

Posted on June 29, 2019June 29, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Caabuudwaaq kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka qeyb-galay xuska munaasabadda Xornimada DJabuuti

Posted on June 27, 2019June 27, 2019 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa magaala Djabuuti ee dalka… Sii akhri

Taliyaashii ka soo baxay Somaliland oo Garoowe lagu soo dhoweeyay

Posted on June 27, 2019June 27, 2019 by News Office

Taliyaashii ugu qornaa Somaliland gobolka Sanaag oo dhowaan iyaga iyo ciidamadooduba ku biiray Puntland, ayaa maanta si diirran loogu soo… Sii akhri

Guddigii doorashooyinka Puntland oo is-wada casilay

Posted on June 27, 2019June 27, 2019 by News Office

Dhammaan xubnihii guddiga doorashooyinka ku meel gaark ah ee Puntland ayaa is-casilay, kadib shir jaraa’id oo ay saaka ku qabtay… Sii akhri

Soomaaliya oo ka Qeyb-gashay Daah-furka Madasha Iskaashiga Ganacsiga Iyo Dhaqaalaha Shiinaha iyo Afrika

Posted on June 27, 2019June 27, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa gobalka Hunnan ee dalka Shiinaha uga qayb gelay munaasabadda daah-furka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Xarunta madaxtooyada Garoowe Ku Qaabilay Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya

Posted on June 27, 2019June 27, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay safiirka dalka Itoobiya u fadhiya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close