Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Garaad Cabdullaahi Cali oo sheegay in Ra’iisul wasaare Khayre u caddeeyay cidda iska leh Muqdisho

Af-hayeenka isimada Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo xalay khudbad ka jeediyay xuska 1-da Luuliyo, ayaa sheegay in wax walba… Sii akhri

Posted on July 1, 2019July 1, 2019 by News Office

Deni oo ogolaaday in uu Somaliland kala hadlo xuduudaha Puntland

Posted on July 1, 2019July 1, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed, oo xalay khudbad ka jeediyay xuska 1-da Luuliyo, ayaa sheegay in uu wada-hadallo la… Sii akhri

Madax-dhaqameedka Cadaado oo qaaddacay shirka dib u-heshiisiinta Galmudug

Posted on July 1, 2019July 1, 2019 by News Office

Hoggaanka dhaqanka magaalada Cadaado, ayaa haatan ku dhawaaqay in aysan gebi ahaanba ka qeyb-geli doonin, shirka dib u-heshiisiinta Galmudug ee… Sii akhri

Cali Khaliif: War hooy! Laba la hinjiyaa mid waa hunguri

Posted on July 1, 2019July 1, 2019 by News Office

Siyaasiyiinta Cali Khaliif Galaydh iyo Axmed Xaaji Cali Cadami oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Golayaasha Somaliland oo shalay shir… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ka Qayb Galay Xuska Maalinta Qaran ee -da1 Luulyo

Posted on July 1, 2019July 1, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe kaga qeyb galay munaasabadda xuska 1-da Luulyo maalinta xorriyadda… Sii akhri

Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay oo ballan-qaadkii u horreeyay sameeyay

Posted on July 1, 2019July 1, 2019 by News Office

Wakiilka xog-hayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ku hambalyeeyay, sannad-guurada 59-aad ee… Sii akhri

Khayre iyo Shaakir oo isku raacay in ciidamo Federaal ah la wareegaan Dhuusamareeb

Posted on July 1, 2019July 1, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay munaasabadda xuska 59-aad ee maalinta xorriyadda goballada Koonfureed iyo… Sii akhri

Farmaajo: Waxaan qabaa rajo fiican Waxaan qabaa in Soomaali ay midoobi doonto

Posted on July 1, 2019July 1, 2019 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kaga qaybgalay xuska sannad-guurada 59-aad ee ka soo wareegtay… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeey Xuska 1-da Luulyo

Posted on July 1, 2019July 1, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliy mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug uga qayb galay… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo codsaday in mushahaarka loo kordhiyo si ay noloshooda wax uga beddelaan

Posted on June 30, 2019June 30, 2019 by News Office

Guddi uu Baarlamanka Puntland u xil saaray, soo uruurinta talooyinkii guddiyada kala duwan ee Golaha wakiiladu ay ku soo bandhigeen… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close