Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Muddaharaad looga horjeedo Ra’iisul wasaare Khayre oo ka dhacay magaalada Cadaado

Muddaharaad ballaaran oo looga horjeedo go’aankii Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ee ahaa in Gogosha dib u-heshiisiinta iyo doorashada Galmudug labadaba lagu… Sii akhri

Posted on July 2, 2019July 2, 2019 by News Office

Madaxweyne Xaaf oo la kulmay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Posted on July 2, 2019July 2, 2019 by News Office

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf iyo Wakiilka QM u qaabilsan arimaha Soomaaliya James Swan oo maanta ku kulmay Magaalada… Sii akhri

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo la wareegtay ciidamadii Ahlu-sunna

Posted on July 2, 2019July 2, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federalka Soomaaliya ayaa xerada qaybta 21-aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed ku booqday Ciidamo ka tirsan ahlu sunna… Sii akhri

Taliyaasha Ciidamada dowladda dowladda Federaalka oo gaaray Dhuusamareeb

Posted on July 2, 2019July 2, 2019 by News Office

Taliyaasha ciidanka xoogga dalka, Booliiska iyo Asluubta ayaa maanta soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug. Taliyaasha oo… Sii akhri

Wasiirka Dastuurka Oo Kulan La Yeeshay Wakiilka QM Ee Soomaaliya James Swan

Posted on July 2, 2019July 2, 2019 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS mudane Saalax Ahmed Jaamac ayaa maanta xafiiskisa ku qaabilay Wakiilka qaramada Midoobay ee Soomaaliya mudane… Sii akhri

Taliyaasha Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku wajahan Dhuusamareeb

Posted on July 2, 2019July 2, 2019 by News Office

Taliyeyaasha ciidammada Qalabka sida ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Talaadada maanta ah  ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka… Sii akhri

Taliyihii Saldhiga Koonfurta Gaalkacyo oo u geeriyooday qaraxii shalay

Posted on July 2, 2019July 2, 2019 by News Office

Wararka laga helayo koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa sheegaya in uu halkaasi ku geeriyooday taliyihii Saldhiga Koonfurta Gaalkacyo Cawil… Sii akhri

Guddigii loo xil saaray dhacdadii dadka lagu laayay ee Gaalkacyo oo qodoba soo saaray

Posted on July 2, 2019July 2, 2019 by News Office

Guddiga Xali u helidda dhacdadii koonfurta magaalada Gaalkacyo ee lagu laayay dadka ka soo jeeda koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo casho lagu maamusayo 1-da Luulyo u sameeyay diblomaasiyiinta shisheeye

Posted on July 2, 2019July 2, 2019 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada casho sharaf lagu maamusayo toddobaadka xorriyadda ugu sameeyay diblomaasiyiinta iyo… Sii akhri

Boosaaso: Booliiska oo amray in la diiwaan-geliyo dhammaan shaqaalaha ganacsiga iyo gaadiidleyda

Posted on July 1, 2019July 1, 2019 by News Office

Taliska qeybta Booliiska gobolka Bari, ayaa ku amray ganacsatada iyo gaadiidleyda magaalada Boosaaso, in ay soo diiwaan-geliyaan dhammaan shaqaalahooda. Amar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close