Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maxkamadda Nairobi oo xukuntay rag ku eedaysan weerarkii Jaamacadda Gaarrisa

Maxkamad ku taalla magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa xukuntay saddex nin oo sida la sheegay ay ku heshay… Sii akhri

Posted on July 4, 2019July 4, 2019 by News Office

Madaxweynaha Deni oo booqday Taliska guud ee ciidamada Difaaca Dowladda Puntland

Posted on July 3, 2019July 3, 2019 by News Office

 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Kormeer ku tegay Xarunta Ciidamada Daraawiishta Puntland ee 54-aad. Madaxweynaha ayaa markii… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo billad sharaf guddoonsiiyay Guddigii Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda

Posted on July 3, 2019July 3, 2019 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Madaxtooyada abaalmarinno ku guddoonsiiyay Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda, islamarkaana uga… Sii akhri

Dagaal khasaare dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay meel u dhow Boosaaso

Posted on July 3, 2019July 3, 2019 by News Office

Ugu yaraan laba ruux ayaa ku dhintay afar kalena waa ku dhaawacmeen dagaal saaka ka dhaacy tuulada Mareero oo qiyaastii… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo guryo ku wareejisay qaar ka mid ah shacabka Sabiib

Posted on July 3, 2019July 3, 2019 by News Office

Wafdi  isugu jiray wasiirro iyo xildhbaano oo uu hoghaaamineyy guddoomiyaha gobalka Shabeelaha hoose ibraahin aadan Cali Najax ayaa gaarey  deegaanka… Sii akhri

Guddoomiyihii Maxkamadda gobolka SHabeellaha hoose oo Muqdisho lagu dilay

Posted on July 3, 2019July 3, 2019 by News Office

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Shabeellaha hoose ayaa laga soo xigtay in magaalada Muqdisho lagu dilay guddoomiyihii Maxkamadda gobolka Shabeellaha hoose Siciid… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulansan mas’uuliyiin ka tirsan Imaaraadka

Posted on July 3, 2019July 3, 2019 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo shalay gaaray magaalada Dubai ee dalka Imaaraatiga ayaa saaka la… Sii akhri

Soogalooti lagu xasuuqay dalka Libya

Posted on July 3, 2019July 3, 2019 by News Office

In ka badan 40 ruux ayaa ku dhintay duqeyn diyaaradeed oo lala beegsaday xarun lagu hayo dadka Soogalootiga ah oo… Sii akhri

Dr Abiy : Illaa 7 jeer ayaa la isku dayay in la i afgambiyo

Posted on July 2, 2019July 2, 2019 by News Office

Ra’isul wasaaraha Itoobiya dr Abiy Axmed ayaa sheegay inta uu xilka hayey in marar badan la isku dayay in la… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo lagu soo dhoweeyay magaalada Guriceel

Posted on July 2, 2019July 2, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa si heer sare ah loogu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close