Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

James Swan oo socdaalkii ugu horreeyay ku imaanaya caasimadda Puntland ee Garoowe

Ergeyga gaarka ah ee Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa markii u horrraysay la filayaa… Sii akhri

Posted on July 7, 2019July 7, 2019 by News Office

Xoola-dhaqato hubaysan oo la sheegay in ay saraakiil ka dileen Al-shabaab

Posted on July 7, 2019July 7, 2019 by News Office

Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay dadka degaanka iyo maleeshiyaadka Alshabaab ayaa la sheegaya in uu ka dhacay degaanno u dhexeeya… Sii akhri

Haweeney dumar kale guursatay oo Gaalkacyo lagu qabtay

Posted on July 7, 2019July 7, 2019 by News Office

Taliyaha qeyba Booliska gobolka mudug ee dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Nuur Cali ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen gabadh… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo si rasmi ah u daahfuray carwada bandhiga buugaagta Kismaayo

Posted on July 7, 2019July 7, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka qaybgalay maalinka koobaad ee furitaanka Bandhiga Carwada Buugaagta ee… Sii akhri

Jubaland oo jawaab adag siisay dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on July 7, 2019July 7, 2019 by News Office

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku caddeynayso in dowladda federaalka Soomaaliya aysan Wax door ah ku lahayn… Sii akhri

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Posted on July 7, 2019July 7, 2019 by News Office

Ganacsade Soomaaliyeed ayaa xalay Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah waxay ku dileen goob ganacsi oo uu ku lahaa gudaha waddankaasi… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo laga dalbaday in uu Baarlamanka hor-yimaado

Posted on July 6, 2019July 6, 2019 by News Office

Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaar-jecel oo ka tirsan Aqalka hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka codsaday Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Ganacsatada Kasoo Jeedda Galmudug

Posted on July 6, 2019July 6, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Ganacsatada ka soo jeeda deegaannada… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo dalalka Caalamka uga digtay in ay u gacan dhaafaan maamullada dalka

Posted on July 6, 2019July 6, 2019 by News Office

Wasiirka arrimaha debadda jamhuuriyadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo duhurnimadii maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda ee magaalada Muqdisho… Sii akhri

Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland oo si adag ugu hanjabay Suldaanka guud ee gobolka Sanaag

Posted on July 6, 2019July 6, 2019 by News Office

Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo Sabtida maaanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ku baaqay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close