Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Isku shaandhayntii Deni oo soo deg degtay iyo rag seeftu qaadan doonto

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sida la filayo todobaadkan isku shaandheyn ku sameyn doona, agaasimayaasha guud ee wasaaradaha iyo… Sii akhri

Posted on July 6, 2019July 6, 2019 by News Office

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Xuddur

Posted on July 6, 2019July 6, 2019 by News Office

Madaxweynaha maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Koofur galbeed, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta… Sii akhri

Taliyihii Booliiska degmada Qardho oo xilka laga qaaday

Posted on July 6, 2019July 6, 2019 by News Office

Taliyaha ciidanka Booliiska dowladda Puntland S/Gaas Muxiyadiin Axmed Muuse ayaa xilka ka qaaday taliyihii  saldhiga degmada Qardho ee xarunta gobolka… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo Kormeeray Wasaaradda Qorsheynta

Posted on July 6, 2019July 6, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo ay la socdaan wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha… Sii akhri

PDRC: Hirgelinta Nidaamka xisbiyada badan waxay ku xirantahay tayada guddiga doorashooyinka Puntland

Posted on July 6, 2019July 6, 2019 by News Office

Hay’adda Hormarinta iyo Cilmi-baarista Puntland ee PDRC ayaa diraasad ay soo bandhigtay ku sheegtya in hirgelinta Nidaamka xisbiyada badan ee… Sii akhri

Cuba ma waxay doonaysa in ay hawgal qorshaysan ka fuliso gudaha Soomaaliya?

Posted on July 6, 2019July 6, 2019 by News Office

Wasiirka Caafimaadka dalka, Cuba Jose Angel Portal ayaa Jimcihii shalay sheegay, in ay weli nool yihiin laba dhakhtar oo u… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo dhisaysa guddi xakameeya hubka fudud

Posted on July 6, 2019July 6, 2019 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo taageero ka helaysa urur-goboleedka IGAD ayaa ku hawllan dhismaha guddi Qaran oo xakameeya hubka fudud iyo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo sameeyay wakaalado cusub

Posted on July 4, 2019July 4, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Xeer Madaxweyne, Lr-39, ee Luulyo, 03, 2019, ku Aasaasay Wakaaladda Biyaha iyo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Baabi’iyey Hay’addii PSAWEN

Posted on July 4, 2019July 4, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne, Lr-38, ee Luulyo, 03, 2019, ku baabi’iyey Hay’adda “PSAWEN” iyo… Sii akhri

Wasaaradda Caddaalada Dowladda Puntland oo magaca laga beddelay

Posted on July 4, 2019July 4, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne, Lr-37, ee Luulyo, 03, 2019, magaca kaga bedelay Wasaaradda Cadaaladda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close