Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Bilyaneerka Elon Musk iyo Safiirka Iran u fadhiya Qaramada Midoobay oo kulan gaar ah yeeshay

Elon Musk, bilyaneerka sida aadka ah ugu dhow madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump, ayaa la kulmay safiirka Iran… Sii akhri

Posted on November 16, 2024November 16, 2024 by News Office

Dowladda Nederland oo ka badbaaday qalalaase siyaasadeed

Posted on November 16, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaarada dalka Holland Dick Schoof ayaa sheegay in dowladdiisu ay ka badbaaday qalalaase siyaasadeed, kaddib marki ay Jimcihi shalay… Sii akhri

Baarlamaanka Soomaaliya oo Sabtida u codaynaya Hindisaha Xeerka Dhisidda Guddiga Doorashooyinka

Posted on November 15, 2024 by News Office

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wargeliyay in ay soo xaadirsaan Fadhi wadajir ah, oo ay Sabtida berri ah yeelanayaan Labada… Sii akhri

Tirinta codadka doorashada Somaliland oo guud ahaan si rasmi ah u soo dhammaatay

Posted on November 15, 2024November 15, 2024 by News Office

Guud ahaan waxaa si rasmi ah u soo dhammaaday tirinta codadka doorashooyinka isku sidkan ee Madaxtooyada tan ururrada Somaliland. Dhammaan… Sii akhri

Xisbiga Jamhuuriga ah oo la wareegay Awoodda Aqalka Congress-ka Mareykanka

Posted on November 15, 2024November 15, 2024 by News Office

Jamhuuriyiinta ayaa ku guuleystay aqlabiyadda Aqalka Wakiilada Mareykanka, ayaga oo dhameystiray isku mar ay kula wareegeen awoodda Aqalka Cad iyo… Sii akhri

Israa’iil oo shaqaale caafimaad iyo dad kale oo rayid ah ku dishay Lubnaan iyo Maringa Gaza

Posted on November 15, 2024November 15, 2024 by News Office

Afar ka mid ah shaqaalaha caafimaadka ee Lubnaan ayaa ka mid ahaa lix qof oo lagu dilay weerar ay Israa’iil… Sii akhri

Guddiga doorashada Somaliland oo ku dhawaaqay war ku saabsan hannaanka shaacinta natiijada doorashooyinka

Posted on November 14, 2024 by News Office

Guddiga doorashada Somaliland ayaa ku dhawaaqay in sanaadiiqda cododka la geeyay degmooyinka oo la soo geba-gabeeyay tirinta cododka ee goobihii… Sii akhri

Cabdalle Kaylaco oo loo magacaabay Xoghayaha Dowladda Hoose ee Caasimadda Garoowe

Posted on November 14, 2024 by News Office

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxaa ayaa Maanta oo Khamiis ah Xilka qaadis ku sameeyay Xoghayihii Dowladda Hoose… Sii akhri

Madaxweyne Joe Biden oo Aqalka Cad ku soo dhaweeyay Madaxweynaha la doortay ee Donald Trump

Posted on November 14, 2024 by News Office

Todobaad kaddib marki uu kaga guuleystay doorashadi madaxtinimo ee Mareykanka, ayuu madaxweynaha dooran ee Mareykanka Donald Trump booqasho ku tegey… Sii akhri

Hay’adda ICAO oo baaris farsamo ku samaynaysa Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya

Posted on November 14, 2024 by News Office

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya Axmed Macallin Xasan ayaa Muqdisho kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin ka socday Hay’adda Duulista Caalamiga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close