Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Baarlamaanka Puntland oo saaka su’aalo weydiin ugu yeeray mas’uuliyiin wasaaradda Maaliyadda

Fadhiga saaka ee Baarlamaanka Puntland ayaa loo ballansan yahay in su’aalo lagu weydiiyo mas’uuliyiinta wasaaradda Maaliyadda. Qoraal kooban oo ka… Sii akhri

Posted on November 18, 2024 by News Office

Guurti Saalax Maxamuud Cali Gurey oo saaka lagu dilay magaalada Ceerigaabo

Posted on November 18, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saaka halkaasi lagu dilay mid kamid ah guurtida… Sii akhri

Israa’iil oo duqeyn bartamaha Beyruut ku dishay Afhayeenkii guud ee Xisbullah

Posted on November 18, 2024November 18, 2024 by News Office

Duqeyn naadir ah oo ay Israa’iil ku garaacday bartamaha Beyruut ayay ku dishay afhayeenkii guud ee Xisbullah Maxamed Cafiif Al… Sii akhri

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo shir la yeeshay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya

Posted on November 17, 2024 by News Office

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo u yeertay safiirka Danmark kadib markii uu Somaliland dal ku tilmaamay

Posted on November 17, 2024 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay u yeertay safiirka dowladda Danmark u qaabilsan Soomaaliya, Steen Sonne Andersen, kaasi oo ay… Sii akhri

Jadwalka iyo habraaca doorashada Jubaland oo la shaaciyay

Posted on November 17, 2024November 17, 2024 by News Office

Guddiga doorashooyinka Jubaland ayaa xalay si rasmi ah u shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada Baarlamanka iyo Madaxtooyada Jubaland. Guddiga ayaa… Sii akhri

Xildhibaanada Puntland oo su’aalo weydiiyay Wasiir Juxaa oo hortagay Baarlamaanka

Posted on November 17, 2024November 17, 2024 by News Office

Baarlamaanka Puntland oo Maanta yeeshay fadhigoodii caadiga ahaa ayaa su’aalo weydiiyay Wasiirka Arimaha gudaha Cabdi Faarax Siciid Juxaa. Fadhiga oo… Sii akhri

Jubaland oo mar kale caddaysay in aysan qayb ka ahayn Doorashooyinka Villa Somalia waddo

Posted on November 16, 2024 by News Office

Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa ku eedaysay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay caadaysatay ku tumashada dastuurka iyo xeerarka kale ee dalka… Sii akhri

Xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta ansixiyay Hindisaha Xeerka Dhisidda Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Posted on November 16, 2024 by News Office

Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah ansixiyay Hindisaha Xeerka Dhisidda Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka… Sii akhri

Munaasabad ku saabsan dhaarinta xubnaha golaha degaanka Godobjiraan oo saaka ka socota degmadaasi

Posted on November 16, 2024 by News Office

Degmada Godobjiraan ee gobolka Nugaal, waxaa saaka oo Sabti ah ka socota munaasabad ku saabsan dhaarinta xubnaha golaha degaanka cusub… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close