Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Safiirrada Beesha Caalamka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay safiirrada dowladaha saaxiibada la ah Soomaaliya ee… Sii akhri

Posted on July 22, 2019July 22, 2019 by News Office

In ka badan 30 ruux oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday qaraxii Muqdisho

Posted on July 22, 2019July 22, 2019 by News Office

Ugu yaraan 17 ruux ayaa ku dhintay in ka badan 20 kalena waa ku dhaawacmeen qarax culus oo barqanimadii saaka… Sii akhri

Maxkamadda sare ee Puntland oo muddaysay dhegaysiga Kiiskii Caa’isha Ilyaas

Posted on July 22, 2019July 22, 2019 by News Office

Maxkamadda sare ee dowladda Puntland ayaa muddaysay dhegaysiga dacwadda loo haysto saddex nin oo ku eedaysan kiiska kufsigii iyo dilkii… Sii akhri

Farmaajo: Wax ka qabashada aragagixisadu waxa ay u baahan tahay jawaab heer Gobol ah

Posted on July 22, 2019July 22, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay madaxtooyada casho sharaf ugu sameeyay madaxweynihii Hore ee dalka Koonfur Afrika… Sii akhri

Guddoomiyihii guddiga dib-u-dhiska wadada Boosaaso oo xabsiga la dhigay

Posted on July 21, 2019July 21, 2019 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu xiray guddoomiyaha guddiga dib-u-dhiska wadada… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo hal qodob shardi uga dhigay horumarinta caasimadda Galmudug

Posted on July 21, 2019July 21, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo maanta booqasho ku tegay waddada isku xirta Garoonka diyaarada iyo magaalada… Sii akhri

Haddaad wiiq is lahayd waxmaan noqone

Posted on July 21, 2019July 21, 2019 by News Office

Siyaasadda kaga kojinta (knock out) ee madaxda federaalku ku hayso dawlad goboleedyadu waa mid gaabinaysa rajada dib u dhiska dalka… Sii akhri

Dowladda Puntland oo digniin kuma dambays ah siiyay Villa Somalia

Posted on July 21, 2019July 21, 2019 by News Office

Dowladda Puntland ayaa mar kale xukuumadda Federaalka Soomaaliya ugu baaqday, in ay si deg deg ah u joojiso fara-gelinta ee… Sii akhri

Yaa loogu miciya-lisanaya xeerka nidaaminta xogaha Tirakoobka Puntland?

Posted on July 21, 2019July 21, 2019 by News Office

Golaha wakiilada dowladda Puntland, ayaa Sabtidii shalay ansixiyay xeerka nidaaminta xogaha Tirakoobka (Statistics Bill) oo ay Baarlamanka u gudbisay wasaaradda… Sii akhri

Xeer Ilaaliyaha Puntland oo sheegay in Deni iyo Farmaajo toona aysan sii dayn karin dadka u xiran Garsoorka

Posted on July 21, 2019July 21, 2019 by News Office

Xeer Ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland, Maxamuud Xassan Aw-Cismaan oo xalay shir jaraa’id ku qabtay caasimadda Garoowe, ayaa ka jawaabay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close