Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Guddoomiye Bukhaari oo ballan-qaad u sameeyay Baarlamanka Puntland

Guddoomiye ku xigeenka Golaha Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa sheegay in Aqalka sare ay… Sii akhri

Posted on July 31, 2019July 31, 2019 by News Office

Guddoonka Labada Gole ee Baarlamanka Federaalka oo khudbado u jeediyayGolaha Wakiilada Puntland

Posted on July 31, 2019July 31, 2019 by News Office

Guddoonka Labada Gole ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb-galay fadhiga 23-aad ee Kal-fadhiga Golaha Wakiilada Dowladda Puntland. Guddoomiyaha… Sii akhri

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo sheegay in shacabka Waqooyi aysan ka midaysneyn goosashada Somaliland

Posted on July 31, 2019July 31, 2019 by News Office

Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in dadka ka soo jeeda gobollada Waqooyi… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya iyo Ururka Iskaashiga Islaamka oo heshiis cusub kala saxiixday

Posted on July 31, 2019July 31, 2019 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Ururka Iskaashiga Islaamka u ogolaatay in uu xarun Ergo-goboleedka furto magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Dowladda… Sii akhri

Guddiga Qaban-qaabada Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo ka digay in shirka la siyaasadeeyo

Posted on July 31, 2019July 31, 2019 by News Office

Guddiga qaabilsan qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo maalmahaan socdaal ku marayay degaannada Galmudug, ayaa shalay dib ugu soo laabtay magaalada… Sii akhri

Soomaaliya iyo Netherlands oo dhinacyo kala duwan ka wada-hadlay

Posted on July 31, 2019July 31, 2019 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, ayaa shalay ku qaabilay Magaalada Muqdisho Safiirka Netherlands ee… Sii akhri

Warshad Tuubbooyinka iyo Siligga samaysa oo markii ugu horraysay Puntland laga hirgeliyay

Posted on July 30, 2019July 30, 2019 by News Office

Ganacsato reer Puntland ah oo ku midaysan Hiigsiga ah in gudaha dalka laga hirgeliyo warshado wax soo saar oo looga… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Kulan La Qaatay Wasaaradda Dastuurka iyo Guddiyada Dib-u-eegista Dastuurka

Posted on July 30, 2019July 30, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan xog wareysi iyo wadatashi ah la yeeshay masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha… Sii akhri

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland oo Kormeeray Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadda

Posted on July 30, 2019July 30, 2019 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kormeer shaqo ku tagay laanta Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda… Sii akhri

Guddoomiye ku xigeenka Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya oo Garoowe soo gaaray

Posted on July 30, 2019July 30, 2019 by News Office

Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Aqalka sare ee Soomaaliya Abshir Maxamed Axmed (Abshir Bukhaari) oo ay weheliyaan xildhibaanno ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close