Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Akhriso: Khudbaddii madaxweyne Deni ka jeediyay munaasabadda 1-da Agoosto

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Barlamaanka Dowladda FederaalkaGuddoomiye K/X Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dowladda FederaalkaMadaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland,Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda PuntlandGolayaasha… Sii akhri

Posted on August 2, 2019August 2, 2019 by News Office

Muuqaal cajiiba oo soo bandhigaya dabbaal-degii 1-da Agoosto ee barxadda Garoowe lagu qabtay

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by News Office

Halkaan hoose ka daawo muuqaal si cajiiba u soo bandhigaya sida maanta Garoowe looga dabbaal-degay xuska sannad-guuradii 21-aad aas’aaskii Puntland… Sii akhri

Guddoomiyihii gobolka Banaadir oo geeriyooday

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by News Office

Guddoomiyihii gobolka Banaadir ahaana duqa magaaladda Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yariisow) ayaa ku geeridooday dalka Qatar oo todobaadkii hore loo… Sii akhri

Sawirro dheeriya: Dabbaal-dega Xuska 1-da Agoosto ee Garoowe lagu qabtay

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by News Office

Xuska sanadguurada 21-aad ee kasoo wareegtey Aasaaskii Puntland ee 1998 waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo iska celiyay Jinsiyaddiisii labaad ee Maraykanka

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaa maanta oo Khamiis ah dib u celiyay Jinsiyaddiisa labaad oo ka haystay… Sii akhri

Garoowe oo si weyn looga xusay sannad-guurada aas’aaskii Puntland ee 1-da Agoosto

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by News Office

Munaasabad ballaaran oo lagu xusayey, Sannad-guuradii 21-aad ee ka soo wareegtay markii la aas’aasay dowladda Puntland oo ku beegan 1-Agoosto… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo hambalyo u diray Puntland ku hambalyeeyay Munaasabadda 1-Agoosto

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa dhammaan shacabka iyo dowladda Puntland ugu hambalyeeyay xuska Sannad-guuradii 21-aad ee… Sii akhri

Toos: Munaasabadda Xuska aas’aaskii Puntland ee 1-da Agoosto

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by News Office

Munaasabad ballaaran oo lagu xusayo, sannad-guurada 21-aaad ee ka soo wareegtay aas’aaskii dowladda Puntland, ayaa hadda ka socota barxadda weyn… Sii akhri

Puntland: Maalinta Weyn ee 1-d Agoosto oo loo dabbaal-degayo

Posted on August 1, 2019August 1, 2019 by News Office

Sannad-guuradii 21-aad ee ka soo wareegtay markii la aas’aasay dowladda Puntland oo ku beegan 1-Agoosto 1998-dii, ayaa saaka oo Khamiis… Sii akhri

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Kulan la qaatay Madaxa UNDP ee Soomaaliya

Posted on July 31, 2019July 31, 2019 by News Office

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xarunta Madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay Madaxa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close