Sheekh Cali Wajiis oo beeniyay in uu Qatar ku eedeeyay taageeridda Argagixisada
La-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka Sheekh Cali Maxamuud Xassan (Wajiis), ayaa beeniyay warbixin lagu daabacay wargeyska Alwaddan… Sii akhri