Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Somaliland oo soo dhawaysay ergo nabadeed oo Badhan uga yimid Gogosha Nabadda Ceerigaabo

Ergo nabadeed oo ka soo baxay degmada Badhan iyo degaannada hoosyimaada ayaa lagu soo dhaweeyay duleedka degmada Ceerigaabo waxaana la… Sii akhri

Posted on September 30, 2025September 30, 2025 by News Office

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo sheegay in uu la heshiinayo Siciid Deni iyo Axmed Madoobe

Posted on September 29, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud oo maanta ka jeediyay Furitaanka Kal-fadhiga 7aad ee Baarlamaanka dalka ayaa ku dhawaaqay… Sii akhri

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland oo Kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Nairobi

Posted on September 29, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni iyo Madaxweynaha Jubaland, Axmed Madoobe oo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa la… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo hawlgal qorshaysan ku dilay miinaystayaashii qaraxa u dhigay marxuum Gen. Qalyare

Posted on September 28, 2025September 28, 2025 by News Office

Guutada labaad ee Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo saaka hawlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Kooraxanle ee nawaaxiga Guryo-samo oo ka… Sii akhri

Dowladda Puntland oo sharci-darro ku tilmaantay xarun Jaamacadeed oo magaalada Garoowe laga hirgeliyay

Posted on September 28, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa si rasmi ah u caddaysay in aysan wax Aqoonsi sharciya haysan xarun la… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay ee Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo ku wada sugan magaalada Nairobi

Posted on September 27, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni iyo Madaxweynaha Jubaland, Axmed Madoobe oo ku wada sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa… Sii akhri

Taliye Fardafuul oo sheegay in ciidamo ka tirsan Puntland khamriga soo galiyaan magaalada Garoowe

Posted on September 27, 2025 by News Office

Taliye ku xigeenka Qeybta Booliska Gobolka Nugaal G.dhexe Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul) oo faahfaahin ka bixiyay cidda khamriga soo galisa… Sii akhri

Mucaaridka Soomaaliya oo lagu qanciyay in ay 9 cisho dib u dhigaan bannaan-bixi qorshaysnaa maanta oo Sabti ah

Posted on September 27, 2025 by News Office

Bannaanbaxii mucaaridka Soomaaliya ee qorshaysnaa in uu maanta oo Sabti ah ka qabsoomo Muqdisho ayaa dib loo dhigay mudda sagaal… Sii akhri

Puntland: Maraykanka oo warbixin ka soo saaray duqeyn uu la beegsaday kooxda ISIS ee buuraha Calmiskaad

Posted on September 26, 2025 by News Office

Taliska Ciidamada Maraykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) oo warbixin kooban soo saaray ayaa shaaciyay in uu fuliyay duqeyn diyaaradeed oo… Sii akhri

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo tababar u furay ciidan dhan 500 oo ku biiraya Birmadka Booliska

Posted on September 25, 2025 by News Office

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, S/Guuto Mumin Cabdi Shire, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Puntland, Mudane Maxamed… Sii akhri

Posts navigation

Older posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close