Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cabdiqani Boos

Musharrax Jebiye oo $50,000 ugu deeqay Dayactirka Wadada halbowlaha u ah ee Bosaso

Bosaso[Puntland Post]-Musharraxa xilka Madaxwaynaha Puntland Injineer Maxamuud Khaliif Xasan Jebiye ayaa $50,000 (konton kun oo doollar) ugu deeqay guddiga loo… Sii akhri

Posted on November 16, 2018November 16, 2018 by Cabdiqani Boos

Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed oo baaq kasoo saartay Xaaladda Soomaaliya

Posted on November 15, 2018 by Cabdiqani Boos

Muqdisho-[Puntland Post]-Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa baaq  ka soo saartay Xaaladda  Soomaaliya Xilli ay jiraan maalmihii  Khilaaf u dhaxeeyay dowladda dhexe… Sii akhri

Musharraxa Jebiye oo kulan qado ah la qaatay nabadoonnada gobollada Bari, Karkaar iyo Gardafuu.

Posted on November 15, 2018November 15, 2018 by Cabdiqani Boos

Musharraxa xilka Madaxwaynaha Puntland Injineer Maxamuud Khaliif Xasan Jebiye, ayaa maanta magaalada Boosaaso kulan qado-sharafeed ahaa kula qaatay nabadoonnada gobollada… Sii akhri

Musharax Maxamuud Khaliif Xasan Jabiye oo lagu soo dhaweeyay Bosaso

Posted on November 14, 2018November 14, 2018 by Cabdiqani Boos

Magaalada Bosaso  ayaa maanta lagu soo dhaweyey musharax Madaxweyne Puntland Eng Maxamuud Khaliif Xasan Jabiye  oo ka mid ah musharixiinta… Sii akhri

Golaha Shacabka oo ku baaqay in la joojiyo colaadda ka taagan Gobolka Galgaduuud

Posted on November 12, 2018November 12, 2018 by Cabdiqani Boos

Muqdisho-[Puntland Post]-Golaha Shacabka ee BJFS ayaa baaq nabadeed ka soo saaray colaadda ka taagan gobolka Galgaduud gaar ahaan degmada Balanbale.… Sii akhri

Maxay ka wada hadleen Madaxda dalalka Soomaaliya, Ereteria iyo Itoobiya ?

Posted on November 10, 2018November 10, 2018 by Cabdiqani Boos

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Raysalwasaare Abiy Axmed iyo Madaxweyne Isaias Awerki ayaa 9-10 November, 2018 wadatashiyo xiriir ah ku yeeshay… Sii akhri

Gudiga gacanta ku haysa dhismaha Masaajidka Dul-Xaj ee Bosaso oo ku baaqay in laga Qayb-qaato dhameystirka Masaajidka

Posted on November 10, 2018November 10, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post ]-Masaajidka Dul-Xaj oo ah kamid ah masaajidada ku yaala Magaalada Bosaso laguna sameeyay dayactir iyo balaarin ayaa xiligan… Sii akhri

Maxamed Faarax Mire oo ku guuleysta xubin Baarlamaanka Puntland

Posted on November 10, 2018November 10, 2018 by Cabdiqani Boos

Beesha reer Xaaji ee Dishiishe oo ka mid ah beelaha daga Puntland ayaa u doortay Maxamed Faarax Mire in uu… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo dhaliilay Madaxda dowlad goboleedyadda dalka.

Posted on November 1, 2018November 1, 2018 by Cabdiqani Boos

Puntland Post-Madaxweynaha dawlada Soomaaliya ,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay kula la qaataya  jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan  Magaalada Jubba ee… Sii akhri

Dawlada Soomaaliya iyo Bank-ga adduunka oo kala saxiixday $80 Milyan

Posted on October 31, 2018 by Cabdiqani Boos

Muqdisho-[Puntland Post]-Wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle iyo agaasimaha Bank-ga adduunka ee Bariga Afrika, Bella Bird,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.