Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cabdiqani Boos

Ganacsiga Bosaso oo maanta Xiran iyo Ciidamo magaalada gaaf wareegaya

Bosaso-[Punt;and Post] Xarumaha Ganacsi ee magaalada Boosaaso ayaa guud ahaan maanta xiran, xilli wali aysan isfaham gaarin ganacsatada iyo dawlada,… Sii akhri

Posted on November 29, 2017November 29, 2017 by Cabdiqani Boos

Gudoomiyaha Gobalka Bari oo ka hadlay Ciidamo Cusub oo Bosaso la keenay

Posted on November 27, 2017November 27, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post]-Gudoomiyaha Gobalka Bari Yuusuf Maxamed Waceys Dhado   ayaa ka hadlay Ciidamada dheeraadka ah ee la keenay magaalada Boosaaso… Sii akhri

Kooxda kubada Cagta ee Melbounr Somali Team oo Bosaso lagu soo dhaweeyey

Posted on November 26, 2017November 26, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa maanta waxa lagu soo dhaweeyey Ciyaartoy Soomaaliyeed oo ka yimaday Dalka… Sii akhri

Dood ku saabsan khilaafka wadamada Khaliijka iyo mowqifka Soomaliya oo lagu qabtay Bosaso

Posted on November 26, 2017November 26, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Dood ku Saabsan Saamenta Khilaafka Wadamada Khaliijka iyo Dawlad Gobaleedyada Soomaliya oo ay soo qaban qaabisay Xarunta Cilmi… Sii akhri

Bangiga Amal oo adeega keydka Caruurta ee Xuddun-xirka ku daahfurey Bosaso

Posted on November 26, 2017November 26, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Xaflad siweyn loo soo agaasimay oo ka dhacday Hoteelka Gacayte ee Magaaladda Bosaso, ayaa Maamulka Bangiga Amal ee… Sii akhri

Bangiga Amal oo kulan ku saabsan aqoonta maaliyadeed u qabtay dhalinyarada Gobolka Bari

Posted on November 24, 2017November 24, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post]-Maamulka Bangiga Amal ee Gobolka Bari iyo Sanaag bari ayaa kulankaan  u qabtay dhalinyarada Gobolka bari, kulankaan oo ahaa… Sii akhri

DEG DEG Madaxweyne Mugabe oo xilka ka dagay

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by Cabdiqani Boos

ZIMBABWE:[Puntland Post]-Madaxweynihii dalka Zimbabwe soo xukumayay 37 sano Robert Mugabe ayaa xilka ka dagay maanta kaddib markii xisbigiisu ugu hanjabeen… Sii akhri

Daawo : Hooyo Dhibaateysan Oo Muslimiinta U baaqday

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post]-Hooyo Raaqiyo Cabdilahi Ibraahim Cali  waa hooyo soomaliyed oo ku nool Magaalada Bosaso  waxa ay la dhibatoonaysaa wiil ay… Sii akhri

Musharax Ciro:- ’’Waa lagu shubtay Doorashada Somaliland”

Posted on November 20, 2017November 20, 2017 by Cabdiqani Boos

Hargeysa-[Puntland Post] Gudoomiyaha xisbiga Waddani ee Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ciro oo goor dhawayd kula hadlay warbaahinta magaalada Hargeysa ayaa si… Sii akhri

Daawo:- Mudaharaadyo maanta ka dhacay Bosaso iyo Maamulka gobalka Bari oo ka hadlay

Posted on November 20, 2017November 20, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Bannaanbax ka dhan ah Shirkadda P&O PORT oo la wareegtay gacan ku hanta  Dekadda. ayaa maalintii 2-aad ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.