Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Desk

Shil khasaare gaystay oo ka dhacay Muqdisho

Hal qof ayaa dhintay midna waa ku dhaawacmay shil ka dhashay gaari iyo gaari-dameer oo xalay saqdii dhexe ka dhacay… Sii akhri

Posted on December 6, 2025December 6, 2025 by Desk

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo booqday dhismaha wadada Ceeldaahir–Ceerigaabo

Posted on December 6, 2025December 6, 2025 by Desk

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa booqday deegaan Rad ee gobolka Sanaag oo ka mid ah meelaha uu gaaray mashruuca dhismaha… Sii akhri

Ku dhawaad 10 qof oo ku dhintay mudaharaadyada Boorama

Posted on December 5, 2025December 5, 2025 by Desk

Inta la xaqiijiyay siddeed qof oo dhalinyaro u badan ayaa ku dhintay, tiro intaas ka badana waa ku dhaawacmeen mudaharaadyada… Sii akhri

Bangiyada Puntland oo dallad sameystay

Posted on December 5, 2025December 5, 2025 by Desk

Bangiyada gaarka loo leeyahay ee Puntland ayaa markii ugu horreysay sameystay dallad ay ku mideysan yihiin oo ka shaqaysa wada… Sii akhri

Mudaharaad uu sababay go’aan la xiriira buuga xeer Ciise oo ka dhacay Boorama

Posted on December 4, 2025December 5, 2025 by Desk

Maamulka Somaliland ayaa saacado ka hor go’aan ku gaaray in magaalada Seylac ee gobolka Awdal lagu qaban karo bandhiga buuga… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh miyuu u jawaabay Trump?

Posted on December 4, 2025December 4, 2025 by Desk

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta jeediyay hadal ay dadka qaarkii u arkeen in uu ugu jawaabayo madaxweynaha Maraykanka… Sii akhri

Case Transfer Order Triggers Legal Debate in Puntland State of Somalia

Posted on December 4, 2025December 4, 2025 by Desk

Boosaaso (PP News Desk) — The former head of the Bari Criminal Investigation Department in Bosaaso, Lieutenant Colonel Adan Musse… Sii akhri

Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirrada Puntland?

Posted on December 4, 2025December 4, 2025 by Desk

Golaha wasiirrada Puntland ayaa maanta oo khamiis ah yeeshay shirkoodii todobaad laha, kaas oo shir guddoomiyay madaxweyne ku-xigeenka Ilyaas Cismaan… Sii akhri

Firdhiye oo ku wajahan Muqdisho iyo ujeedka safarkiisa

Posted on December 4, 2025December 4, 2025 by Desk

Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa lagu wadaa in uu maanta safarkii ugu horreeyay tan iyo dib… Sii akhri

Maxay dowladda Soomaaliya ka tiri hadallada Trump?

Posted on December 4, 2025December 4, 2025 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xame Cabdi Bare ayaa ka hadlay hadallada madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ku wareerayay dalka Soomaaliya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close